{"id":2896,"date":"2016-11-07T22:45:00","date_gmt":"2016-11-07T19:45:00","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2896"},"modified":"2016-11-07T22:45:00","modified_gmt":"2016-11-07T19:45:00","slug":"taariga-baabuur-9-milyan-doolar-lagu-iibsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2896","title":{"rendered":"taariga baabuur 9 milyan doolar lagu iibsaday"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/high-cost-car-plate.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2897\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/high-cost-car-plate-300x169.jpg\" alt=\"high-cost-car-plate\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/p>\n<p>shaqsi 9 milyan dolarka mareeykan ka bixiye taargada baaburta dalka duba, dalkan qaniga ku ah shidaalka dadkiisa qaar baa jecel in ay laga qaali ku hantaan taargada baabuurta oo hal number ah. waana arin qariib ah in dadka cadiga helaan taargo baabuur oo hal number ah.<\/p>\n<p>Balwinder Sahni gancsade \u00a0hantida maguurtada ka ganacsad kana soo jeed dalka hindiya aya waa ka bixiye targada number 5 lacag dhan 9 milyand doolar si uu u gu dhegsad gaarisiga qaaliga ah lagu magacaabo\u00a0Rolls Royce. \u00a0mahan markaan oo qura waxaa kale uu \u00a0lacag badan ku iibsadae taargad gariga number 9 kaa uu ku iibsaday aduun gaaraya 6.7 milyan 2008.<\/p>\n<p>Balwinder Sahni 6 gaari\u00a0Rolls Royce labo kamid ayaa heystaan taargo qariib oo numberad 5 iyo 9. \u00a0ninkaan ayaa \u00a0ka hadlay sabata uu dhaqlahan farah badan ugu qasiray tarigada baabuurta. waxaan uu ku jawabay. dadka markeey arkaan jidka ma dhaafo ayagoon su&#8217;aal iweeydiin qaar weey i amaan halka qaarna ay i dhaliilaan. lakiin sababta dhabta waa \u00a0in lagacagta aan ku bixiye danta guud ee Dubai taa oo aniga hore iigashay ama igusaoo noqoneysa<\/p>\n<p>sida aad ogtahiin dowlada hose duba canshuuro badan maqaado waxaan loo bahanyahay dhaqale \u00a0farabdan oo lagu bixiye mashaariicda qeeyriga iyo \u00a0horumarnita sida wadooyinkai yo \u00a0dhismayasha. marka waxaa yirir waxaan ka wada waa sadqo.<\/p>\n<p>intabadan dalka Emaradka carabta tarikooyinka halka number waxaa gacanta ku haya dowlada waxaan la sameyaa xaraash mararka loo bahado dhaqaalaha dowlada hoose si loogu maraayo mashaariic muhiim ah\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>shaqsi 9 milyan dolarka mareeykan ka bixiye taargada baaburta dalka duba, dalkan qaniga ku ah shidaalka dadkiisa qaar baa jecel in ay laga qaali ku hantaan taargada baabuurta oo hal number ah. waana arin qariib ah in dadka cadiga helaan taargo baabuur oo hal number ah. Balwinder Sahni gancsade \u00a0hantida maguurtada ka ganacsad kana soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2896","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2896"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2896\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2896"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}