{"id":2826,"date":"2016-10-11T09:15:12","date_gmt":"2016-10-11T06:15:12","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2826"},"modified":"2016-10-11T09:15:12","modified_gmt":"2016-10-11T06:15:12","slug":"aqalka-sare-ma-gole-nabadeed-baa-mis-awaa-mid-colaadeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2826","title":{"rendered":"Aqalka sare ma gole nabadeed  baa mis awaa mid colaadeed"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>madasha maamul goboledyad dalka somaliyeed waxaa ay soo saartay in lasameeyo waxa loogu magacad daray aqalkasare kaa oo matili doono maamulu goboleedyada somaliyeed. runtii aqalkan waxaa \u00a0dadka shacbiga loo sheegey in yahay mid xalindoon qilaafka iyo kal duwaanshaha firkir siyaasada taa oo ah arin u baahan xalin iyo maareeyn<\/p>\n<p>madaxada dalka somaliya iyo beesha caalamka waxaa ay isku raaceeyn in la sameeyaa aqal sare kaa ka arimindoono danaha maamul goboleedyada laguna bedelaa madasha hogaanka qaran oo hada jirta. wax badan marka aan qiimeeyn dadak sida ay u soo xuleeyn beelaha qaatay aqalka waxaaad arkeeysaa in loo qaabeey qaab colaadeed oo aan waxa nabad buuran keeni karin.<\/p>\n<p>aqalka sare beelaha somaliyeed intooda badan waa ay ka maqanyahiin beelaha yar ee qaatayna waxaa ay soo xuleeyn dadkooda ugu fikirka, mayalka iyo go&#8217;aanadka adaga. iyadoo beelkasta isk dhaa dhicisay nin \u00a0xaqeeyna soo dhicinkaraa waa inaan dirnaa. waxaan halkaa ka muuqdaan dadka qaar ineey yahiin kuwo hoow lgab oo taagan waqtigii ay nsan laheed maskaxdooda.<\/p>\n<p>waxaa muuqataa in aqalkaan uu noqon doono xudunta nuuc \u00a0colaadeed cusub kaa lagu hurin doona colaado siyaadeed iyo beeleedyo. hadi laga donayo xal waxaa la dirsanlahaa dad maskaxdooda ficantahy oo xal iyo xaq keeni kara. lakiin in beelkasta shaqsiga ugu shartabadan ay soo dirtaa micnaheeda waa in aan nabad la dooneeyn. arinkaa waxaa dilaliil u ah in beelo badan ay rag kaliya soo xuleeyn. somalida waxaa lagu yaqanaa meesha ay colaad kadoonayaan \u00a0rag kaliya ayaa loo diraa.<\/p>\n<p>beelaha qaar marka gar lagalyo waxaa dirtaan labor ergo oo kala duwan. waxaan ay leeyahiin meesha nabad baa lagadonayaa haloo diro hebel iyo hebel ama meesha colaad baa laga donayaa ee hala diro hebel iyo hebel ayagaa colaada hurinkara. marka beelaha waxaa isticmaaleeyn qaabkaan markii ay xulanayeen qaabka meesha col baalagadonayaa ee hala xulo dad colka keenikaraa.<\/p>\n<p>inta aan la sameeynin aqalkasare waxaa fiicneeyd in dadka loo sameeye wacyiglein ku wajahan waxa aqalka sare yahay iyo qofka ku biiraya waxaa laga doonaayo. ilaa hadeer dadweeynaha lagama dhaadhici faa&#8217;iida iyo qasaaraha uu leeyahay aqalkan. \u00a0dhankale aqlakan kuma haboona dalka somalia oo ah dal siyaadiisa ay tay mid hooseeysa iyo dhaqalahiisan uu yahay mid liito.<\/p>\n<p>aniga waxaan arkaa in aqlakaan uu yahay mid aan loo baahneey eeyna tahay in laga sameeya taansul. waayo waxa doowlada federalka, \u00a0baarlkmaanka iyo maamul goboleedyada ay qabini wayeen inuusan qabanikarin.waxaan uu sii hurin doonaa muraanadka siyaasadeed ee dalka ka jira.<\/p>\n<p>Mr. kamaal\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; madasha maamul goboledyad dalka somaliyeed waxaa ay soo saartay in lasameeyo waxa loogu magacad daray aqalkasare kaa oo matili doono maamulu goboleedyada somaliyeed. runtii aqalkan waxaa \u00a0dadka shacbiga loo sheegey in yahay mid xalindoon qilaafka iyo kal duwaanshaha firkir siyaasada taa oo ah arin u baahan xalin iyo maareeyn madaxada dalka somaliya iyo beesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2826","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2826","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2826"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2826\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2826"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2826"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2826"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2826"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}