{"id":280,"date":"2015-08-05T14:06:02","date_gmt":"2015-08-05T11:06:02","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=280"},"modified":"2015-08-05T14:06:02","modified_gmt":"2015-08-05T11:06:02","slug":"sanduuqa-dhaqaalha-aduunka-ayaa-amaan-u-soojeediyey-dowlada-somaliyed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=280","title":{"rendered":"Sanduuqa Dhaqaalha aduunka ayaa amaan u soojeediyey dowlada Somaliyed"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/shilin-somali.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-276\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/shilin-somali.jpeg\" alt=\"shilin somali\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><br \/>\nHay\u2019da Sanduuqa dhaqaalaha aduunka marka lasoo gaabsho loo yaqaano IMF ayaa waxaa ay amaan usoo jeedisey dowlada Federalka somaliyeed doorkeeda muhiimka ah dhanka soo celinta dhaqaalaha somaliyeed. Hay\u2019adan aya Somalia ku amaanatay hanaan maamuleedka daqligga qaranka somaliyeed kazoo galo gudaha iyo dibada.<br \/>\nDowlada Somalia ayaa waxaa ay sameeyse dhimis miisaniyada qaranka taas oo la soo hordhigay baarlamaanka somaliyeed. Arinkan ayaa waxaa uu noqday mid soo jiitay indhaha dowladaha iyo deeqbixyeyaasha somaliya taageero. Wasrada maaliyada iyo gudiga dhaqalaha qaranka ayaa waxaa ay wadaan hoowlo dib loogu dhimaya qarashaadka laga maarmi karo dowlada ku baxo iyo dhimista mishaaradka iyo shaqalaaha qaar<\/p>\n<p>Hay\u2019da sanduuqa dhaqaalaha aduunka ayaa waxaa ay sheegtay in ay sameeyndoonto awoodsiin bankiga iyowasrada maliyada si ay u maamulaan dhaqdhaqaaqa qarashaadka dowlada ku baxo iyo in ay doowlada la socto arimaha xawaaladaha dalka ka shaqeeya kuwaas oo mararbadan dhibaato kala kulmeen wadamada badan<br \/>\nMashruucaan oo ay dowlada ku tilaamntay gunti dhuujis dhaqaale iyo iku tashi maxalu ah\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019da Sanduuqa dhaqaalaha aduunka marka lasoo gaabsho loo yaqaano IMF ayaa waxaa ay amaan usoo jeedisey dowlada Federalka somaliyeed doorkeeda muhiimka ah dhanka soo celinta dhaqaalaha somaliyeed. Hay\u2019adan aya Somalia ku amaanatay hanaan maamuleedka daqligga qaranka somaliyeed kazoo galo gudaha iyo dibada. Dowlada Somalia ayaa waxaa ay sameeyse dhimis miisaniyada qaranka taas oo la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":276,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-280","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=280"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/280\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=280"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}