{"id":2745,"date":"2016-09-20T19:27:49","date_gmt":"2016-09-20T16:27:49","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2745"},"modified":"2016-09-20T19:27:49","modified_gmt":"2016-09-20T16:27:49","slug":"gabar-dalbatay-qaliin-ragnimo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2745","title":{"rendered":"gabar dalbatay qaliin ragnimo"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tgabar u dhalatay dalka Emaradka carabta aya waxaa ay codis u gudbisey maxkamada kutaala dalka oo ayku dalbaneeyso in lasiiyo ruqsad ay ku aad qaliin caafimad dibada. gabadhan 29 jirka ayaa waxaa ay mudo dheer ka cabaneeyse ineey \u00a0dareemeyso awood rageed iyo dareen xoogan oo ninimo.<\/p>\n<p>gabadhan aya tiri jir ahaan dumar ayaan u ekahay lakiin dareeyn ahaan waxaan shaqeeya sida raga waxaan leeyahy jir dumar iyo dareeyn rageed taa oo aan dareeymaye ilaa 3 jirnimadeyda. waxan hadeer dalbanaya inaan helaa qaliin caafimad si aan xaqiijiyo waxa uu yahay jisigeeyga saxda.<\/p>\n<p>wadanka imaardka carbta ayaa goordhoweed hirgalshay in dadka u bahan qalimada caafimaad ee xaas xaasiga luu fududeey ayna tahay inaan la hor istaagin. arinkan ayaa ahaa mam nuuc mod yar ka hore qofka dhibka noocaan oo kale ahna ma awoodin ii sameeyo dalab qaliin lagu xaqiijinaayo jinsigiisa<\/p>\n<p>waa arin dabiici oo amarka ale ku timaada in qof yeesha muqaal iyo dareeyn kala duwan kaa oo matela 2 jinsi raganim iyo dumarinmo. waxaan arinka lagu arkaa 10 kii kun oo qofood in wax hal kayar uu noqdaa qof wata laba jisni. inkastoo mid uu yahay koow halka kan kale yahay labo. waxaan badan taaqtiirta ay sameyaan in qaliin lagu xaqiijinyo qofka mid uu badanyahay loo sameeyo<\/p>\n<p>dalkeena somalia waa ay ka jirtaa arinkaa lakiin dhaqanka oo u arka ceeb dadka qabo xanuunada masoo bandhigaan dhibaatooyinka noocyadan oo kale ah.<\/p>\n<p>Dr. Ahmed Mohamud\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>gabar u dhalatay dalka Emaradka carabta aya waxaa ay codis u gudbisey maxkamada kutaala dalka oo ayku dalbaneeyso in lasiiyo ruqsad ay ku aad qaliin caafimad dibada. gabadhan 29 jirka ayaa waxaa ay mudo dheer ka cabaneeyse ineey \u00a0dareemeyso awood rageed iyo dareen xoogan oo ninimo. gabadhan aya tiri jir ahaan dumar ayaan u ekahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2745","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2745","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2745"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2745\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2745"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}