{"id":2700,"date":"2016-09-13T23:08:08","date_gmt":"2016-09-13T20:08:08","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2700"},"modified":"2016-09-13T23:08:08","modified_gmt":"2016-09-13T20:08:08","slug":"madaxweynahii-hore-isreal-mr-shimon-peres-xaalad-caafimad-xumo-heysta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2700","title":{"rendered":"Madaxweynahii Hore Isreal Mr Shimon Peres xaalad caafimad xumo heysta"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>Mr. Shimon Peres oo horay dalka Isreal uga soo noqday madxweeyne ayaa waxaa lasoo werinyaa ineey soo foodsartay xaalad caafimad xumi.\u00a0Shimon Peres ayaa ah nin oday kaa oo noloshasi ku soo aruurtay fadhi iyo bukaan socod ayaa hadeer waxaa uu kujira isbitaal kuyaal dalka Isreal \u00a0rungta bukaan eegtada \u00a0Shebaa oo ku tala \u00a0Tel Hashomer.<\/p>\n<p>Shimon Peres waa 93 jir ruugcadaa siyaasadeed ka oo ay dadka reer islreal ku tilmaaman inuuyahy nin geesi waxbadan ku soo kordhiye siysada iyo jiritaanka dadka reer isreal.\u00a0Shimon Peres ayaa waxaa suu qabtay xilal badan waxaan uu heeystaa abaalarin caalami ah sida\u00a0Nobel Peace Prize in 1994 wadaxaajoodaydii Oslo uu kuqaatay iyo kuwo kale uu ku qaatay \u00a0geediscodka nabada bariga dhexe<\/p>\n<p>Mr. Press ayaa ah nin taariiqda dad isreal meel fican kaga jira waxan la shegay markii uu howlgabay inuu ku bira dadka nabada u ololey asigoo aas aasay peres center for peace oo wax weeyn ka qabata wadanolasha iyo isdhexgalka dadka isreal iyo falstiin. \u00a0ninkaan ayaa nin dad badan ay u yaqaanaan geesi nabadoon ah. halka dadkale oo badan ay u yaqanaan dambiile dhiigyacab ah waasida rayulcamka aduunka oo kala tageersan Isreal iyo Falastiin<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Abdullahi\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Mr. Shimon Peres oo horay dalka Isreal uga soo noqday madxweeyne ayaa waxaa lasoo werinyaa ineey soo foodsartay xaalad caafimad xumi.\u00a0Shimon Peres ayaa ah nin oday kaa oo noloshasi ku soo aruurtay fadhi iyo bukaan socod ayaa hadeer waxaa uu kujira isbitaal kuyaal dalka Isreal \u00a0rungta bukaan eegtada \u00a0Shebaa oo ku tala \u00a0Tel Hashomer. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2700","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2700"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2700\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2700"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}