{"id":2668,"date":"2016-09-10T00:13:10","date_gmt":"2016-09-09T21:13:10","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2668"},"modified":"2016-09-10T00:13:10","modified_gmt":"2016-09-09T21:13:10","slug":"somaliya-oo-kaalinta-shanaad-ka-gasahay-ciyaaraha-olompikada-naafada-aduunka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2668","title":{"rendered":"Somaliya oo kaalinta shanaad ka gasahay ciyaaraha Olompikada Naafada aduunka"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>Ciyaaryahanka 19 jirka ee Farxaan Hadaafow oo ah ciyaar yahankii ugu horeyay ee somaliya u matala ciyaaraha naafada aduunka oo manta ka qayb galay ciyaaraha olimpikada naafada ee lagu qabtay dalka Barzil ayaa galay kaalinta shanaad heerka kala horeenta ciyaaryahanada.<\/p>\n<p>Farxaan hadaafow ayaa ku tartamayay tartanka baaskiilada ee 100 mitir isagoo ku oraday\u00a0<span class=\"text_exposed_show\">18.49<\/span>\u00a0 sec halka ciyaaryahanka ugu sarayo oo ka<span class=\"text_exposed_show\"> soo jeeda dalka USA uu ku orday\u00a0\u00a0 17.20 sec.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Somaliya oo kaalinta shanaad ka gasahay ciyaaraha Olompikada Naafada aduunka waxaan ay ka horeysa dalal waa weeyn oo clamalka sameeyn ku leh. tani ay ah in somaliya markii ugu horeeysa ka qeeybgashay ciyaraha dadka naafada ay hadan kaalinta shanaad gasho.<\/p>\n<p>farhan iyo kooxdisa waxaan leenahay sadaal guuleeyeed iyo astaan gobeed ayaad muujiseeyn.\u00a0 arinkaan ayaa ku yimid dadaal ay mujiyeen shaqsiyaad kooban iyo ururka ciyyaraha dadka naafada somaliyeed\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Ciyaaryahanka 19 jirka ee Farxaan Hadaafow oo ah ciyaar yahankii ugu horeyay ee somaliya u matala ciyaaraha naafada aduunka oo manta ka qayb galay ciyaaraha olimpikada naafada ee lagu qabtay dalka Barzil ayaa galay kaalinta shanaad heerka kala horeenta ciyaaryahanada. Farxaan hadaafow ayaa ku tartamayay tartanka baaskiilada ee 100 mitir isagoo ku oraday\u00a018.49\u00a0 sec [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2657,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2668","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2668"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2668\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2668"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}