{"id":2578,"date":"2016-08-30T08:18:08","date_gmt":"2016-08-30T05:18:08","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2578"},"modified":"2016-08-30T08:18:08","modified_gmt":"2016-08-30T05:18:08","slug":"dawlada-greek-ayaa-bilaawaday-qorsheyaal-dib-loogu-celinya-qoxitika-kusoo-qulqulay-dalkeed-qaar-kamid-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2578","title":{"rendered":"dawlada Greek ayaa bilaawaday qorsheyaal dib loogu celinya qoxitika kusoo qulqulay dalkeed qaar kamid ah"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>Dowlada Greece ayaa biloowday in ay dib u Celiso qaxootiga ka yimid dalalka Pakistan&#8217; Afghanistan&#8217; Algeria &#8216;Morocco<\/p>\n<p>Dowlada Greece ayaa xeryo ka dhistay jasiiradaha ay kasoo degaan qaxootiga kasoo gala Dalka Turkiga ee soo Mara Badda &#8216;<\/p>\n<p>Jasirada Lesbos sadex Xarun qaxooti aya laga furay kuwaasoo loogu tala galay in qaxootiga lagu haayo kadibna (interview ) waraysi halkaasi looga qaado &#8216;<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Go&#8217;aankaas ayaa soon baxay Bishii March sanadkan 2016 &#8216; qaxootiga ugu badan aya aha suuriyaan has a ahaatee waqti fudud ayuu gerece Ku siiyaa sharciga lagu aado caasimada Athens oo jasiiradaha u jirta inkabadan 10 sacadood &#8216;<\/p>\n<p>Qaxootiga Afrika ka yimid ee jooga Jasiirada Lesbos ayaa ah kuwa a an warqadaha la siin &#8216; Warar ayaa sheegaya in Nigeria iyo Kameroon Isbuucan u bilaaban doona Interview kasoo lagu Kala sarayo dadka u qalma magan galyada ay waydiisteen yurub &#8216;sida la ogyahayna qofka Ku baasa Wareysigaa ayaa la sin doonaa warqadaha uu Ku tagi karo qofkaasi guud ahaan Dalka Greece &#8216;<\/p>\n<p>Soomalida ayaa aha tirada ugu year qaxooti ah eeku nool jasiiradan Lesbos k dowlada gariiga ayaa iyana dhegaha ka laabatay soomaalifa in ay siiyaan warqadaha aqoonsiga kuwaasoo markii hore lagu qaadan jiray kudhowaad 3 sacadood ama hal maalin &#8216;<\/p>\n<p>Lesbos ayaa aha jasiirada ugu wayn Greece aadna ugu dhow dalka turkiga wana halka ugu badan ay mareen qaxootiga soo galay yurub 16,kii sano we lasoo dhafay<\/p>\n<p>Kadib go&#8217;aankaa ila iyo hada<br \/>\nkale marka laga reebo Suuriyaanka ma aysan helin Warqadahaasi<\/p>\n<p>WQ kamal<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Dowlada Greece ayaa biloowday in ay dib u Celiso qaxootiga ka yimid dalalka Pakistan&#8217; Afghanistan&#8217; Algeria &#8216;Morocco Dowlada Greece ayaa xeryo ka dhistay jasiiradaha ay kasoo degaan qaxootiga kasoo gala Dalka Turkiga ee soo Mara Badda &#8216; Jasirada Lesbos sadex Xarun qaxooti aya laga furay kuwaasoo loogu tala galay in qaxootiga lagu haayo kadibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2578","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2578"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2578\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2578"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}