{"id":2539,"date":"2016-08-26T12:23:31","date_gmt":"2016-08-26T09:23:31","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2539"},"modified":"2016-08-26T12:23:31","modified_gmt":"2016-08-26T09:23:31","slug":"dulaanka-qeeyraadka-afrika","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2539","title":{"rendered":"Dulaanka Qeeyraadka Afrika"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>Niarobi caasimada dalka keyna wayaa waxaa sakay ka furmi shir weeyn ay soo aabaabushay dolwada Japan kaa ah adkeeynta xiriirka qaarada afrika iyo dalka japan.\u00a0 xukumada Tokiya ayaa ahmiyad gaar ah sineeysa dalalka ka afrika oo ah meel qeeyraad dahsan uu ceegaaganyhy.<\/p>\n<p>qeeyradka qaarada afrika ayaa ah mid dahan oo aan weli la qodan ama lala bixin xitaa 10% taa oo loo aaneeyo dalalka afrika oo aan heeysanin aqoonta, farsadmada iyo dhaqaalaha ay ku la bixi laheeyd qeeyraadka dhex\u00a0 ceegaago dhulkeeda.<\/p>\n<p>dalalka aduunka ugu dhaqalaha iyo awooda badan oo ku tartamayaa qeeyraadka afrika iyakoo mid mid ula shiraaya. shirkan waxaa soo aabulay dalka Japan, waxaana uu dabasocda shirar qarada afrika loo qabtey ay soo abaabuleeyn dalalka Mareykanka, Shinaha iyo Hindiyo oo aad iyo aad u daneeynaya qeeyraadka ceeyriin afrika leedahay<\/p>\n<p>wamada wershadaha leh ayaa waxaa ay u baahanyahiin qeeyraad ceeyriin oo ku shaqeeyaan wershadahooda kuwaa oo ku dhow ineey xirmaan.<\/p>\n<p>afrika waxaa goobta laga dhoofiyo qeeyraad ceeyriin oo aad iyo aad u badan waxana loo soo dhoofiyaa ayadoo dib loo soo wershadeeyeye lagana iibshaa qiimo qaali ah<\/p>\n<p>maxeeytahay doorka dalalka qaarada afrika ku midobey<\/p>\n<p>1- ineey midoowaan oo ay sameystaan siysad ay kula tacaamulan dalalka dhaqalahoda doonaya<\/p>\n<p>2- mis in ay hal u kala dhuuntaan dalalka donaya dhaqalahooda<\/p>\n<p>3- misa iney aqbaalaan gumeeysiga dhaqaalaha qarnigan<\/p>\n<p>ka dhiibo fikirkada\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Niarobi caasimada dalka keyna wayaa waxaa sakay ka furmi shir weeyn ay soo aabaabushay dolwada Japan kaa ah adkeeynta xiriirka qaarada afrika iyo dalka japan.\u00a0 xukumada Tokiya ayaa ahmiyad gaar ah sineeysa dalalka ka afrika oo ah meel qeeyraad dahsan uu ceegaaganyhy. qeeyradka qaarada afrika ayaa ah mid dahan oo aan weli la qodan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2539","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2539"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2539\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2539"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}