{"id":2482,"date":"2016-08-13T10:49:48","date_gmt":"2016-08-13T07:49:48","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2482"},"modified":"2016-08-13T10:49:48","modified_gmt":"2016-08-13T07:49:48","slug":"2482","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2482","title":{"rendered":"KACAANKA DADKA NAAFADA"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/disability-revolution-.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2483\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/disability-revolution--300x186.jpg\" alt=\"disability revolution\" width=\"300\" height=\"186\" \/><\/a><\/p>\n<p>KACAANKA DADKA NAAFADA<\/p>\n<p>qormada koowaada<\/p>\n<p>taariikhda: 10 Agosto 2016<\/p>\n<p><span class=\"_5yl5\">halkan waa bar ay leeyahiin dadka naafad waxaana lagu baahiyaa arimaha dadka naafada horumarkooda iyo wanaagooda. \u00a0waad ka qeeyb qaadan kartaa adigoo nala sheergareeyanaya macluumaad dadka naafada kus saab san oo ah oo helikarot \u00a0 ama xitaa waxaad nagusoo xiirkarta dadka naafad aad taqaano. <\/span><\/p>\n<p><span class=\"_5yl5\">\u00a0Runtii dadka naafada waxaa heystaa dhibaatooyin iyo culeesy dhankasta ah intoda badan \u00a0kanayimad bulshada ay la noolyahiin. \u00a0waxa aan rabanaa kuwa dadaal ka sameeya \u00a0ee waxbarta ama shaqeeysta inaan la xariirnaa iyo kuwa aan wax barananin ama shaqeysnin. \u00a0waana macquul inaad taqaan qof ama shaqsiyaad naafo, saaxbida, walaale, hel, qaraabo iyo dersi mid uun baa jirikara.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"_5yl5\"> waxaa \u00a0dhicikarta \u00a0in uu dhaco isbedel marka adiga iyo anaka aan iska kaashano wacyigelinta shaqis \u00a0ama kooxo dadka naafada ka mid ah. \u00a0hadalka fiican \u00a0waa sadaqo meesha aad joogta waxaa laga helikaraa qof ama dhoowr qofood oo naafo kuwaa oo bulshada ka takooran. waxaad isku dayadaa inaad sameeyso isku day ah marka hore inaad noqoto saaxbiin ama qof walaalnim dhow u mujinyaa.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"_5yl5\"> kadibna \u00a0ka dhaadhic inuu kula midyahay\/tahay kuna boori inuu u kacaa waxii uu kara waxabrashao ama shaqo lakaasho dadka kugu dhow degaanka, asxabta, eheleka iyo walaal oo arinkaas culeyskisa kula qeeybsada hadii aan dhahnaa waxqabadkastaa wuxuu u bahanyahay dhaqaale waxaba ma hagaayaan.<\/span><\/p>\n<p><span class=\"_5yl5\"> waxaan aaminsanahay waxaksta waxay u baahaynhiin isku day iyo daacadnimo in loo wajahaa hadii qof ehelkada, saxibada ama caruurtada ka mid dhib soo wajahdo \u00a0xaalad, waxa aad \u00a0ku bixsaa juhdi aad iyo aad u badan. laakiin waxaad ogaata in dhiirigeinta iyo wacyigelinta shasiga iyo koox naafo ah ay tahay waxa \u00a0u bahan dareeyn iyo naxariis aad u muujisa.<\/span><\/p>\n<p>dadka naafada bulshda aduunka waxa ay ka yahiin qeeyb muhiim, siyaabo badan ayaa looga faa;iideystaa qeeyraadkooda iyo kartidooda. waxaan ay u baahanyahin maalgelin in lagusameyo qeeyradka kartiyeed rabi siieyey. tusaale, in waxa la baraa, la shaqaaleeysiyaa iyo in laga qeeyb galsho shirarka wadatashiga arimaha \u00a0qooyska, saaxbida, deegaanka, bulshada iyo si yaasada.<\/p>\n<p><span class=\"_5yl5\">\u00a0waxaan diyaar u nahay inaan dadka abaabulnaa wacyigelina marka hore. kadibna ay qofkast meesha uu joog abaabul ka bilaawea waxaan wadnaa qorse layiraahdo KACAANKA NAAFADA waa olole dadka naafada lagu baraarujinya iyaka iyo bulshada ay lanoolyahaiinh<\/span>\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>KACAANKA DADKA NAAFADA qormada koowaada taariikhda: 10 Agosto 2016 halkan waa bar ay leeyahiin dadka naafad waxaana lagu baahiyaa arimaha dadka naafada horumarkooda iyo wanaagooda. \u00a0waad ka qeeyb qaadan kartaa adigoo nala sheergareeyanaya macluumaad dadka naafada kus saab san oo ah oo helikarot \u00a0 ama xitaa waxaad nagusoo xiirkarta dadka naafad aad taqaano. \u00a0Runtii dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2483,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2482","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2482","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2482"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2482\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2482"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}