{"id":2459,"date":"2016-08-07T23:28:53","date_gmt":"2016-08-07T20:28:53","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2459"},"modified":"2016-08-07T23:28:53","modified_gmt":"2016-08-07T20:28:53","slug":"mudaaharadyo-ka-dhan-xukmada-ethopia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2459","title":{"rendered":"Mudaaharadyo ka dhan Xukmada Ethopia"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/ehtopia-flag.png\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2460\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/ehtopia-flag-300x150.png\" alt=\"ehtopia flag\" width=\"300\" height=\"150\" \/><\/a><\/p>\n<p>mudo bilo ah waxaa dalka Ethopiya magaalinkiis qaar si\u00a0 gaar gaar ah u ga dhacayey cabashooyin ay dadka kunool dalka ay mujinayeen.\u00a0 dadka oo ka cabanyaa cadaalad la&#8217;aan, jidil iyo dil ka dhan ah dadka cabashada ineey sameeyaan isku daya.<\/p>\n<p>dadka oromada oo ka careeysanaa dhulbeereed ay dowlada ethopiya si qaldan u maamushay iyo ka tokoorid\u00a0 fursada qaranka dadka oromada ayaa waxaa ay waxyaba ugu badan ay dadku ka cawdaan<\/p>\n<p>xisada oo sii kacsan waxaa ku soo biiraay qoowmiyada amaxarada oo ah qoowmiyada labaad ee dalka Ethopiya kuwaa oo iyana\u00a0 sameeye isku day cabashao ka dhan dowlada. nasiib daro waxaa dhacaday xariga, jirdil iyo dil in ay u geeysteen cidanka dalka ethopia.<\/p>\n<p>labada qoowmiyadood Oromada iyo Amxarada waa 80% dalka ethopiya\u00a0 kuwaa oo u badan dad dhaliyaro. waxaana aad uga careeysanyahiin in fursada heerkasre dhanka dowlada iyo gancsigaba ay ku tagrifalaa owmiyada tigreega oo ah mid aad u yar.<\/p>\n<p>dowlada uu horkaco tigreeyga mudo bilo kahor waxaa ay xoog milieri u isticmaashay kacdoonka qoowmiyada Oromada. lakiin hadeer waxaa ku soo dormey qoowmiyad labaad dalka ethopiya. taa oo arinka cirka ku shareertey.<\/p>\n<p>dhamaan isgaarsiinta maxaliga dalka mida dowlada iyo mida\u00a0 dadweynaha ayaa hawada ka maqan saxafada madaxbaan oo dhan hawada ayay ka maqantahay.<\/p>\n<p>maamulka tigeryga waxaa ay amar ku baxsheeyn in ciidanka isdifaaca sameeyn karnaa waxaksta oo macquul too micnaheda yahay dadka wa ladilikara hadii ay wax dhaq dhaqaaq\u00a0 dowlada kasoo horjeeda sameyaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>mudo bilo ah waxaa dalka Ethopiya magaalinkiis qaar si\u00a0 gaar gaar ah u ga dhacayey cabashooyin ay dadka kunool dalka ay mujinayeen.\u00a0 dadka oo ka cabanyaa cadaalad la&#8217;aan, jidil iyo dil ka dhan ah dadka cabashada ineey sameeyaan isku daya. dadka oromada oo ka careeysanaa dhulbeereed ay dowlada ethopiya si qaldan u maamushay iyo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2460,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2459","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2459"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2459\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2459"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}