{"id":2448,"date":"2016-08-06T01:46:43","date_gmt":"2016-08-05T22:46:43","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2448"},"modified":"2016-08-06T01:46:43","modified_gmt":"2016-08-05T22:46:43","slug":"diyaarad-xamuul-oo-ku-soo-dhacaday-groon-dalka-italy-ku-yaalo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2448","title":{"rendered":"Diyaarad  Xamuul oo ku soo dhacaday Groon Dalka Italy ku Yaalo"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DHL-cargo.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2449\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/DHL-cargo-300x225.jpg\" alt=\"DHL cargo\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Diyaarad xamuul ah oo ay laheeyd shirkada Boostada DHL\u00a0 diyaradaas oo ah 747 -400 nuuca cagro qaado dulimaad hawada ay ku mareeyse ayaa ku soo dhacday\u00a0 wada weeyn ee diyaaradaha Bergamo\u2019s Orio al Serio halkaa oo ay geeysatay waxyeelo<\/p>\n<p>diyaarada ayaa soo dhacday arootii hore Jimacada halkaa oo ay sababtay xanibaad wada iyo cabsi soo wajahday dadka.\u00a0 cidanka gurmadka iyo kuwa deb damiska oo gaaray halkaas ayaa ka badbadieye in dab ka qarxo shilka<\/p>\n<p>goobta diyarada kusoo dhacday ayaa waxaa ka muuqday bur bur iyo waxyeelo ay sababtay diyarada taa oo burubirisey wada waayen. lama sheegin wax qasare nafeed oo jira. balse waxaa macquul in dadka diyarada waday ay sii gaareyn dhaawacyo fudud\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad xamuul ah oo ay laheeyd shirkada Boostada DHL\u00a0 diyaradaas oo ah 747 -400 nuuca cagro qaado dulimaad hawada ay ku mareeyse ayaa ku soo dhacday\u00a0 wada weeyn ee diyaaradaha Bergamo\u2019s Orio al Serio halkaa oo ay geeysatay waxyeelo diyaarada ayaa soo dhacday arootii hore Jimacada halkaa oo ay sababtay xanibaad wada iyo cabsi soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2449,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2448","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-news-in-english"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2448"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2448\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2448"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}