{"id":2435,"date":"2016-08-05T21:22:14","date_gmt":"2016-08-05T18:22:14","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2435"},"modified":"2016-08-05T21:22:14","modified_gmt":"2016-08-05T18:22:14","slug":"sariir-laba-wadan-ku-taala","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2435","title":{"rendered":"Sariir Laba wadan ku taala"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/hotel-xaduud.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2436\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/hotel-xaduud-300x198.jpg\" alt=\"hotel xaduud\" width=\"300\" height=\"198\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hotel Arbez ayaa ah hotel qadiimi ah oo ku yaalo xaduuda labada dala Farace iyo Sewerland hotelkan ayaa mid qadiimi ah lana dhisay xili fog 1921. hotelkan oo ah mid ka mid ah hotelada aduunka ugu facawey ayaa leh qiimey aad u weeyn.<\/p>\n<p>sariir ka mid ah sariiraha hotelka yaala marka aad ku seexata waxaad dul jiiftaa labo dal\u00a0 madaxada dal ayaa yaalaa lugahadana dalkale ayay yaalaan. badana waxaa hotelkan seexda oo jecel dadka arooska iyo dadka taariiqyahanada oo xisaya waxyaabahii hore.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/hotel-arbez2.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2437\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/hotel-arbez2-300x225.jpg\" alt=\"hotel arbez2\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>labada dhisme hoteelka waaxaa kala qeeybisa maqaayad taa\u00a0 oo goobta wax laga uno ama cabo hotelka waxan dhexmara xaduudka. maqayadan waxa yalaa laba saf oo misas ah waxan dhex mara xaduudka waxana ku calaamadeeysan calmada labada dal<\/p>\n<p>dadka qaar waa ay layabayan arinkaa waayo xaduud waxaan u naqaana meel askar\u00a0 joogto ama xakaabad ay ka dhisantahay. waxaa jiraan xaduud badan oo ay san u dhaxeeynin waxa weeyn waxaan ay u badanyahiin dalalka yurubta.<\/p>\n<p>waxaa jira xaduud isana hal dukaan ama qol dhex maro iln waa dal ilin kale waa dal. taa oo ah xadaarad iyo il\u00a0 baxnimada dadkii hore. arinkaan ayaa laga dhaxalay dadkii hore. waxaa jira dalal badan oo dad isleh uu sameeye xaduud siyaasadeedka lakiin dadka aan sameeyn ku yeelan.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hotel Arbez ayaa ah hotel qadiimi ah oo ku yaalo xaduuda labada dala Farace iyo Sewerland hotelkan ayaa mid qadiimi ah lana dhisay xili fog 1921. hotelkan oo ah mid ka mid ah hotelada aduunka ugu facawey ayaa leh qiimey aad u weeyn. sariir ka mid ah sariiraha hotelka yaala marka aad ku seexata waxaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2436,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2435","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2435","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2435"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2435\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2435"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}