{"id":2268,"date":"2016-07-25T01:02:17","date_gmt":"2016-07-24T22:02:17","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2268"},"modified":"2016-07-25T01:02:17","modified_gmt":"2016-07-24T22:02:17","slug":"ololaha-daahfurka-talaalka-cudurada-sambabka-ariga-ku-dhaca-oo-laga-bilaabay-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2268","title":{"rendered":"Ololaha daahfurka Talaalka cudurada sambabka Ariga ku dhaca oo laga bilaabay dalka"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/PENALBA1.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2271\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/PENALBA1-300x225.jpg\" alt=\"PENALBA1\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/PENALBA-TEAM.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2270\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/PENALBA-TEAM-300x225.jpg\" alt=\"PENALBA TEAM\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xafladan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu daah-furayay ololaha talaalka cudurada sambabka ee ku dhaca Ariga oo ay si rasmi ah u daah-furtay Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya oo kaashaneysa hay\u2019adda cunada iyo beeraha Qaramada Midoobay u qaabilsan ee FAO iyo ururada ka shaqeeya Xanaannada Xoolaha, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Wasiirka ganacsiga, Guddiga\u00a0 Xanaannada Xoolaha, beeraha iyo horumarinta reer miyiga ee Baarlamaanka\u00a0 Soomaaliya, urarRada Xanaanada Xoolaha ee dalka\u00a0 iyo dhaqaatiir.<\/p>\n<p>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Mudane Maxamed Cumar Nuur oo ugu horeyn goobta ka hadlay ayaa sheegay in ololahan talaalka uu muhiim u yahay caafimaadka dalka oo dhan<strong>.<\/strong><\/p>\n<p>Drs Nuurto Sheekh Maxamuud oo ku hadlaysay Ururrada Xanaanada Xoolaha oo soo dhowesay daahfurka ololaha talaalka sambabka ee Ariga ayaa ku baaqday in qorshaha Qaranka ee dalka muhiimad la siiyo Xanaanada Xoolaha iyo daryeelkooda<strong>.<\/strong><\/p>\n<p>Xildhibaan Siciid Maxamed Cali oo ah guddoomiyaha Guddiga \u00a0Xanaannada Xoolaha, beeraha iyo horumarinta reer miyiga ee Baarlamaanka\u00a0 Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya dadaalka dalka uu ka gaaray Xanaanada Xoolaha<strong>.<\/strong><\/p>\n<p>Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaaliya Mudane C\/rashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in\u00a0 xoolaha dhaqaalaha Soomaaliya ay kaalin weyn kaga jiraan<strong>.<\/strong><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid oo si rasmi ah u daahfuray ololahan ayaa sheegay in Soomaaliya uu muhiimad gaar ah u leeyahay<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha ee dowlada Soomaaliya\u00a0 ayaa si rasmi ah u bilaabay talaalka sambabka ariga, waxaana ololahan oo dalka laga bilaabay la qabtaa sanadkiiba mar ama lama mar.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafladan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu daah-furayay ololaha talaalka cudurada sambabka ee ku dhaca Ariga oo ay si rasmi ah u daah-furtay Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya oo kaashaneysa hay\u2019adda cunada iyo beeraha Qaramada Midoobay u qaabilsan ee FAO iyo ururada ka shaqeeya Xanaannada Xoolaha, waxaana ka qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2269,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2268","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2268"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2268\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2268"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}