{"id":2244,"date":"2016-07-24T11:06:16","date_gmt":"2016-07-24T08:06:16","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2244"},"modified":"2016-07-24T11:06:16","modified_gmt":"2016-07-24T08:06:16","slug":"saameeynta-dagaalka-siiriya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2244","title":{"rendered":"Saameeynta Dagaalka Siiriya"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<figure id=\"attachment_2245\" aria-describedby=\"caption-attachment-2245\" style=\"width: 625px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Seriya.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-2245\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Seriya-300x169.jpg\" alt=\"Saadiya's problems began after the 2003 US invasion and the subsequent rise of al-Qaeda in Iraq, whose fighters staged frequent attacks in the town [Tommy Trenchard\/Oxfam\/Al Jazeera]\" width=\"625\" height=\"352\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-2245\" class=\"wp-caption-text\">Saadiya&#8217;s problems began after the 2003 US invasion and the subsequent rise of al-Qaeda in Iraq, whose fighters staged frequent attacks in the town [Tommy Trenchard\/Oxfam\/Al Jazeera]<\/figcaption><\/figure>Saadiya Iraq waa meel ay sameeyn weeyn u geeysteen taas oo \u00a0sameeyn bubur xoogan ku reebtay dalka iyo dadka reer Siriya degaanka ayaa ha \u00a0dhulbeereed qani oo ay tacban jireeyn dadka Seriya. mana arkeysid wax dad ah maryaa wadooyinka ama guryaha ku hoyanayo waa goob laga qaxay<\/p>\n<p>Saadiya waa magaalo 100 Maayle ka xigta Waqooyi bari magaalada Baqdaad waa magaalo qadiimi ah oo ku caan beero, iyo dhaqan qadiimi dadku ay leeyahiin. waxaan halkaa ay caan ku aheed Geedo dhaadheer timir, geedo liimo iyo qudrado kale oo ka baxo magaalda. waxaa ay magaalo leh guryo gaagaaban oo ku dhexyaalo \u00a0wadooyin boor badan. lakiin maanta waa ay ka duwantahy taa maku dhicikartid inaad xitaa fooda saart isk dhaaf inaad ku noolato.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<figure id=\"attachment_2246\" aria-describedby=\"caption-attachment-2246\" style=\"width: 671px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/saadiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-2246\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/saadiya-300x169.jpg\" alt=\"he Iraqi government has been criticised for neglecting public services in areas liberated from ISIL [Tommy Trenchard\/Oxfam\/Al Jazeera] \" width=\"671\" height=\"378\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-2246\" class=\"wp-caption-text\">he Iraqi government has been criticised for neglecting public services in areas liberated from ISIL [Tommy Trenchard\/Oxfam\/Al Jazeera]<\/figcaption><\/figure>\n<p>nolosha dadak ayaa mid aad u adag shaqo laan iy kala cabsi dadka dhexdooda oo u qaybsanmeyn Shiico iyo Suni dadka magalada ku nool oo ah dad ka badan 50,000 qofood ayaa intooda badan ay isga hayaameeyn manajiraan adeeg dadweeyn. dadka qaar waxaa ay u barakaceey deegano kale halkaa oo ay magan bideeyn amaan. Shiicada Saadiya ka talisa waxaa ay markast waxyeelaan dadak Suniga ah taa ayaa dhalisay in ayan soo laaban dad badan.<\/p>\n<p><figure id=\"attachment_2247\" aria-describedby=\"caption-attachment-2247\" style=\"width: 669px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/saadiya2.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-2247\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/saadiya2-300x169.jpg\" alt=\"Local media reported that four Sunni mosques in Saadiya were destroyed by the Shia fighters who recaptured it from ISIL [Tommy Trenchard\/Oxfam\/Al Jazeera] \" width=\"669\" height=\"377\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-2247\" class=\"wp-caption-text\">Local media reported that four Sunni mosques in Saadiya were destroyed by the Shia fighters who recaptured it from ISIL [Tommy Trenchard\/Oxfam\/Al Jazeera] Msjidkaan waxaa ku yaalo wada gasho Saadiya<\/figcaption><\/figure>kadib dagaalo xoogan oo magalaada ku dhexmarya xoogaga ISIL iyo Shiicada waxaa markii dambe gacakuheynta la weereegey Shiican kuwaa oo burburiyeen goobo muhiim ah oo magalada taariqi u ah. dagalyahadna ISIS waxa ay buriyeen dhimooyin qadiimi shiicada ay laheeyn. \u00a0saameenta ugu weeyn waxaa weey Masaajido waa weey oo laheeyn Sunoga oo dhulka la dhiga kuwaa oo aan xitaa laga reebin hal dhagax oo tagan.<\/p>\n<p><figure id=\"attachment_2248\" aria-describedby=\"caption-attachment-2248\" style=\"width: 588px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Diyaal.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-2248\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Diyaal-300x169.jpg\" alt=\"any people displaced throughout Diyala province are living in a state of uncertainty [Tommy Trenchard\/Oxfam\/Al Jazeera]\" width=\"588\" height=\"331\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-2248\" class=\"wp-caption-text\">Many people displaced throughout Diyala province are living in a state of uncertainty [Tommy Trenchard\/Oxfam\/Al Jazeera]<\/figcaption><\/figure>dad badan oo ku soo barakacay Diyaal ayaa waxaa ay ka cabanayaa waxyeelk ka imaneeysa Shiicada iy kurdisk oo u arka dadka Suniga ISIL ineey xariir dhow laleeyhiin. dadka deegnka aya waxaa kuu shegeeyaan dhacdooyin xun ka dhan ah caruurtooda, ragooda iyo gabdhahooda. raga dhalnyarada gaashaan qaadka gaaray waala raafa waxaana loo geeysto waxyeelo kal duwn. jirdil, xarig iyo dil ayadoo lagu andacoonayoo ISIL aya tahiin ama la sahqeeysan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>dagaalda ku dhisan madhaba ayaa sii kordhiyay dhibka dadka Suniga ayaa waxaa ay ka sii foganayaan ISIL oo ay ku arkeeyn beegsashada goobaha cibaada dadka Shiicada taa oo ku abuurtay dad badan Suni ah iney taageeradooda kala laabtaan ISIL. dhanka kale Shicada oo iyan beegsaneeysa Suniga waxaa ay hadan dib u gu beerta u nuglahaanshaha ISIL waayo waxaa loo dhibaa waa ISIL. dadka labada mad hab heesta waa kuwo dhibanyaal ah una dhiban ururo diimeedyada colaada ka dhexeeyso<\/p>\n<p><figure id=\"attachment_2249\" aria-describedby=\"caption-attachment-2249\" style=\"width: 699px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/kurdish.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-2249\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/kurdish-300x169.jpg\" alt=\"Kurdish fighters see the current conflict as an opportunity to reclaim lands they lost during the era of Saddam Hussein [Tommy Trenchard\/Oxfam\/Al Jazeera]\" width=\"699\" height=\"394\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-2249\" class=\"wp-caption-text\">Kurdish fighters see the current conflict as an opportunity to reclaim lands they lost during the era of Saddam Hussein [Tommy Trenchard\/Oxfam\/Al Jazeera]<\/figcaption><\/figure>waxaan meesha ka marneeyn Kuriska oo ah urur gooni u goosad mudo badan ay cadaadin jiireyn maamulada Ciraaq iyo Seriya lakiin hadeer u arka fursad qaali burka xukumadahi xoogan dalalkan hayey. waxa kale oo \u00a0fursad u ah colaada ka dhexeeysa ISIL iyo Shicada. kurdisk waa ay hubeeysan ayhiin waxaan ay ku dadaalayan in helaan maamul u badaxbanaan.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saadiya Iraq waa meel ay sameeyn weeyn u geeysteen taas oo \u00a0sameeyn bubur xoogan ku reebtay dalka iyo dadka reer Siriya degaanka ayaa ha \u00a0dhulbeereed qani oo ay tacban jireeyn dadka Seriya. mana arkeysid wax dad ah maryaa wadooyinka ama guryaha ku hoyanayo waa goob laga qaxay Saadiya waa magaalo 100 Maayle ka xigta Waqooyi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2249,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2244","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2244"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2244\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2244"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}