{"id":2241,"date":"2016-07-24T10:18:43","date_gmt":"2016-07-24T07:18:43","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2241"},"modified":"2016-07-24T10:18:43","modified_gmt":"2016-07-24T07:18:43","slug":"afganistan-oo-isticmaalka-adeega-internetka-uu-sii-kordhaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2241","title":{"rendered":"Afganistan oo isticmaalka adeega internetka uu sii kordhaayo"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>dalka afganistan oo ah mid ka mid ah wadamada ay sida xun au waxyeeleeyn dagaalo sokeeye, kuwo diini iyo fara gelin shisheeya ah dal mudo dheer kujiro mushkilod codlaaded oo. wana dal wax badan somalida la wadaga marka lafiirsho dhanka codlaadha sida somalia ay wax badan uga jireeyn. sida qagaalada qabaliga, kuwa diiniga iyo joogiaanka cidan ajnbi ah.<\/p>\n<p>afganka oo ah dad leh dhaqan adag oo aan ogaleeyn nolosha furfuran iyo is dhexgelka aduunka waxa loo ayaqaano globalization ayaa hadan waxaa kas oo shaac baxay ururo bulsho rayid iyo qurbajooga kuwaa dalka ku soo kordhinayaa ilbaxnimo iyo horumar dalka wax weeyn ka bedlikaro. dad badan oo ka yimid qurbaha yaa waxaa ka hirgalsheey mashaariic waaweeyn oo dhaqalo abuur ah,<\/p>\n<p>dalka Afganistan isticmalka internetka waxaa lagu qiyaasa inuu mid ka mid ah dalalka caalmaka ugu hooseeyo \u00a0tirikoobyo hordhac oo lasmeeye waxaa sheegan 6.4% waa tiro \u00a0aad iyo aad u yar. gabar lagu maacaabo Roaya Mohaboob \u00a0oo ah gabar dhaliyao bartay cimliga cumputer seynis ayaa waaxaa laheed hal abuurka soo saarida softwere ku shaqeeyo farsadam casriga ee kumputerka.<\/p>\n<p>Roya aya wxaa ay xooga saartay sida jor loogu qaadi lahaa isticmaalka internetka iyo computerada durmaka reer afgan. too oo ah wax weeyn oo ay ku hamnjirtay wax badan. waxaana ay biloowday hoowl ay ku dhiirgelineyso durmark ineey istcmalaa internka si ay ula jaanqaadan horumarka aduunka iyo aqoonta heerka sare ee la gaaray<\/p>\n<p>Roya ayaa tiri waxaan xasustaa xili marka aan tego \u00a0goobaha internetka aan kaligeey dumar ku ahaan jiray dadka safka ugu jira ama ka buuxo qolka ayaa ah rag kuwaa oo marka ay arkan qof dumar internet istcmaleys ay la yabi jireeyn. mudo kadib wax badan ayaa isbedel dumarka waa ay baranyaa farsamda casrga. inkastoo heerk istcmalka guud ee dalka uu liito hadan doorka duamrka waa mid aan dhihi karo waa bilow fiican ayaa tiri<\/p>\n<p>adeegis interntka waa mid muhiim ah waxbadan dadku ay ku qabsadaan waxbarsho, shaqo, ganacsi iyo wada xiriri, shukaanis iyo xitaa cilmi baarista.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; dalka afganistan oo ah mid ka mid ah wadamada ay sida xun au waxyeeleeyn dagaalo sokeeye, kuwo diini iyo fara gelin shisheeya ah dal mudo dheer kujiro mushkilod codlaaded oo. wana dal wax badan somalida la wadaga marka lafiirsho dhanka codlaadha sida somalia ay wax badan uga jireeyn. sida qagaalada qabaliga, kuwa diiniga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2242,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2241","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2241"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2241\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2241"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}