{"id":2105,"date":"2016-07-02T23:08:06","date_gmt":"2016-07-02T20:08:06","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2105"},"modified":"2016-07-02T23:08:06","modified_gmt":"2016-07-02T20:08:06","slug":"xujeeyda-oo-loo-xiridoona-jijin-ama-saacad-casri-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2105","title":{"rendered":"xujeeyda oo loo xiridoona Jijin ama Saacad casri ah"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Hajka.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2106\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Hajka-300x189.jpg\" alt=\"Hajka\" width=\"300\" height=\"189\" \/><\/a><\/p>\n<p>Boqortooyada Islamka ee Sacuudiga ayaa shaacisey isticmaalka alad gacanta lagu xirta oo sida Jijin ama Saacada oo kale ah oo loo xiri doono dhamaan xujeeyda waxii sanadka ka dameeye. jijintaan ayaa ah mid technologyada casriga ah oo ku xiran GPR ka aladaha isgaarsiinta ama melaha\u00a0 fog leeyska xariira.<\/p>\n<p>arinka ayaa kadambeey kadib qasaaroyin xoogan oo naf iyo maal oo ay la kulmaan xujaayda. tii ugudambeysa waxa ay aheed xajkii lasoo dhaafay markii ay is dardareeyn dadkii iyo shil wiish taa oo sababtay dhimashada dad boqolaal ah hal mar hal goob ku dhinteeyn<\/p>\n<p>cilmibarisyo la sameeye ayaa waxaa la soo hindisey in la helo qalab casri dadka xirtaan oo ka caawiey wax badan sida jidadka ay mari laheeyen, saacadaha salaada iyo xitaa amaanka iyo kala dambeeynta dadka dawaafka iyo socdka sameeynaa.<\/p>\n<p>jijintaan ayaa ah mid u sameysan sida sacada oo kale lehna qaab shaqo farbadan. arinkaan ayaa ah mid aan weli si buuxda usoo shaacbixin. dowlada Sucudiga waxa ay ku qsabntahay inay arinka ka iibiiso dhamaan dalalka islaamla oo sameeyn kuleh go&#8217;aan ka gaarista xajka iyo waxii lagusoo kordhinaayo<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqortooyada Islamka ee Sacuudiga ayaa shaacisey isticmaalka alad gacanta lagu xirta oo sida Jijin ama Saacada oo kale ah oo loo xiri doono dhamaan xujeeyda waxii sanadka ka dameeye. jijintaan ayaa ah mid technologyada casriga ah oo ku xiran GPR ka aladaha isgaarsiinta ama melaha\u00a0 fog leeyska xariira. arinka ayaa kadambeey kadib qasaaroyin xoogan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2106,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2105","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2105"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2105\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2105"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}