{"id":2038,"date":"2016-06-29T16:58:26","date_gmt":"2016-06-29T13:58:26","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2038"},"modified":"2016-06-29T16:58:26","modified_gmt":"2016-06-29T13:58:26","slug":"maamulka-jubbaland-ayaa-furay-xarun-lagu-dhaqan-celinaayo-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2038","title":{"rendered":"Maamulka Jubbaland ayaa Furay Xarun lagu Dhaqan Celinaayo Al Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/somalia-shabab_3149429b.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2039\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/somalia-shabab_3149429b-300x187.jpg\" alt=\"somalia-shabab_3149429b\" width=\"300\" height=\"187\" \/><\/a><\/p>\n<p><span class=\"dateline\">KISMAAYO &#8211;<\/span><\/p>\n<p>Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa laga hirgelinayaa xarun weyn oo lagu dhaqan celinayo laguna tababarayo maleeshiyada ka soo goosta ururka al-Shabaab.<\/p>\n<p>Mashruuca xaruntan lagu dhisayo ayaa waxaa maalgelineysa dowladda Jarmalka, ayada oo maamulka Jublanad uu maareyn doono.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni ayaa VOA u sheegay in xaruntaan ay ka koobantahay Dhaqancelin isugu jirta Waxbarashada, farsamo shaqo iyo tababar dhanka maskaxda ah.<\/p>\n<p>Gudoomniyaha Gobbolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Goon. Ayaa sheegey in xaruntaani aysan aheen xabsi balsa \u00a0dhalinyarada bari doonaan Farsamo ay ku shaqeesan karaan , waana Xaruntii ugu horeesey oo noocaan oo kale laga furo magalada kismaayo ,<\/p>\n<p>xarumahan oo ay Taaba Galinayaan \u00a0Dowlada germalka iyo hey,ado kale oo caalami ah ayuu ku \u00a0sheegey Gudooomiye Goon in ay iyagu irdaha u garaaceen oo ay kaso dhameyeen mashruucaasi loo fuliyo dhalinyaradan kasoo laabaneesa Kooxaha al shabaab ee argagixisada ah .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>WQ kamal\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>KISMAAYO &#8211; Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa laga hirgelinayaa xarun weyn oo lagu dhaqan celinayo laguna tababarayo maleeshiyada ka soo goosta ururka al-Shabaab. Mashruuca xaruntan lagu dhisayo ayaa waxaa maalgelineysa dowladda Jarmalka, ayada oo maamulka Jublanad uu maareyn doono. Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni ayaa VOA u sheegay in xaruntaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2038","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2038"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2038\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2038"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}