{"id":2031,"date":"2016-06-29T16:23:25","date_gmt":"2016-06-29T13:23:25","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2031"},"modified":"2016-06-29T16:23:25","modified_gmt":"2016-06-29T13:23:25","slug":"garoonka-diyaaradaha-istanbuul-oo-dib-loo-furagy-maanta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2031","title":{"rendered":"Garoonka Diyaaradaha istanbuul oo Dib loo furagy Maanta ."},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<span class=\"dateline\">ISTANBUL \u2014 <a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/B85ABBC1-BAC7-4224-B6BF-1BC7CFD77043_w987_r1_s.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2032\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/B85ABBC1-BAC7-4224-B6BF-1BC7CFD77043_w987_r1_s-300x169.jpg\" alt=\"B85ABBC1-BAC7-4224-B6BF-1BC7CFD77043_w987_r1_s\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a> <\/span><\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbul ayaa si buuxda dib loogu furay arbacada maanta ah, kadib weeraro ismiidaamin ah oo fiidnimadii talaadada lagu dilay 41 qof islamarkaana lagu dhaawacay in ka badan 200.<\/p>\n<p>\u201cGaroonkeena waxaa dib loogu furay duulimaadyda baxaya iyo kuwa imanaya saacadu markay ahayd 2:20 AM xilliga Istanbul\u201d Waxaa sidaas yiri ra\u2019iisul wasaaraha Turkiga Binali Yildirim.<\/p>\n<p>Shirkadda diyaaradaha Turkish Airlines ayaa sheegtay inay dib u billowday dhammaan duulimaadyadeedii, islamarkaana xukuumadda Washington ayaa qaaday hakad ay gelisay duulimaadyada isaga kala goosha Mareykanka iyo garoonka diyaaradaha Ataturk.<\/p>\n<p>Si kastaba xukuumadda Iran ayaa arbacada maanta ah hakisay dhamaman duulimaadyadii aadi lahaa Istanbul.<\/p>\n<p>Qaraxyadii xalay ayaa lala beegsaday terminal-ka caalamiga ah, gaar ahaan meesha dadka baxaya ay yimaadaan oo ay babauurta ku dejiyaan.<\/p>\n<p>Weerarada ayaa la rumeysan yahay inay fuliyeen saddex qof oo ismiidaamiyey.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxyadan, inkasta oo la tuhmayo kooxda Daacish.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>WQ kamal Hassan\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ISTANBUL \u2014 Garoonka diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbul ayaa si buuxda dib loogu furay arbacada maanta ah, kadib weeraro ismiidaamin ah oo fiidnimadii talaadada lagu dilay 41 qof islamarkaana lagu dhaawacay in ka badan 200. \u201cGaroonkeena waxaa dib loogu furay duulimaadyda baxaya iyo kuwa imanaya saacadu markay ahayd 2:20 AM xilliga Istanbul\u201d Waxaa sidaas yiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2031","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2031","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2031"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2031\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2031"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}