{"id":1967,"date":"2016-06-25T23:50:15","date_gmt":"2016-06-25T20:50:15","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1967"},"modified":"2016-06-25T23:50:15","modified_gmt":"2016-06-25T20:50:15","slug":"ciidamada-nisa-ayaa-soo-afjaray-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-naasa-hablood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1967","title":{"rendered":"Ciidamada NISA ayaa soo Afjaray Weerarkii lagu qaaday Hotel Naasa Hablood"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-thumbnail\"><\/div>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/images-5.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-1969 alignleft\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/images-5.jpeg\" alt=\"images-5\" width=\"275\" height=\"183\" \/><\/a>Ciidanka NISA \u00a0ayaa ku guuleysta in la soo afjaro\u00a0 howl gal saacado qaatay\u00a0 kaddib markii koox hubeysan oo ka tirsan argagixisda Al-Shabaab ay galeen Hotelka Naasa Hablood 1 ee ku yaal Isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Inta aysan gelin Hotelka ayaa kooxdi UGUS ka tirsaneyd waxa ay\u00a0 toogteen haween ku\u00a0 ganacsanayay afaafka hore ee Ho,telka iyadoo gaari wax yabaha qarxa laga soo buuxiyay la eegtay ilinka hore ee Hotelka\u00a0 Naasa Hablood\u00a0 kaa oo gestay qasaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Goobta ayaa waxa durba gaaray gaadiidka gurmadka deg daga iyo kuwa dabdamiska ah iyo ciidmao ka tirsan dowlada inta uu howlgalka socday ayaa waxa ay toogten ciidanka maleshiyaadkii\u00a0 UGUS\u00a0 ee ka dagalamayay gudaha Hotelka, iyadoo ay ciidamada ku guuleysteen inay soo badbadiyaan tiro dad ah oo gudaha hotelka ku xanibnaa.<\/p>\n<p>Dadka la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarka ayaa waxaa ka mid ah labo\u00a0 dhaqtar oo uu\u00a0 kamid yahy Dr\u00a0\u00a0 Ducaale Aadan Shahiid.<\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaradda amniga \u00a0\u00a0\u00a0Cabdikaamil\u00a0 Shukri\u00a0 oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee NISA ay gudaha hotelka u galeen, halkaasi oo ay ku dileen saddex ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab ee gudaha hotelka ku jira.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/9MKwD3PcN4VLh7wPB100Y5hv9jKuDXDNisNBqFtctDrIj4xmprU5xRyeQOr-Tc9lqkybLUF-KLWfTRkjla3KtAtoSYyx7yRUj4RZe4QYUcO7Fuc2ZAw470-h313-nc.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1970\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/9MKwD3PcN4VLh7wPB100Y5hv9jKuDXDNisNBqFtctDrIj4xmprU5xRyeQOr-Tc9lqkybLUF-KLWfTRkjla3KtAtoSYyx7yRUj4RZe4QYUcO7Fuc2ZAw470-h313-nc-300x200.jpeg\" alt=\"9MKwD3PcN4VLh7wPB100Y5hv9jKuDXDNisNBqFtctDrIj4xmprU5xRyeQOr-Tc9lqkybLUF-KLWfTRkjla3KtAtoSYyx7yRUj4RZe4QYUcO7Fuc2ZA=w470-h313-nc\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a>Afhayeenka ayaa sheegay in weerarka ay ku dhinteen 11 qof oo shacab ah oo ay ku jiran labo dhaqtar.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0WQ kamal Hassan\u00a0<\/strong>\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka NISA \u00a0ayaa ku guuleysta in la soo afjaro\u00a0 howl gal saacado qaatay\u00a0 kaddib markii koox hubeysan oo ka tirsan argagixisda Al-Shabaab ay galeen Hotelka Naasa Hablood 1 ee ku yaal Isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho. Inta aysan gelin Hotelka ayaa kooxdi UGUS ka tirsaneyd waxa ay\u00a0 toogteen haween ku\u00a0 ganacsanayay afaafka hore ee Ho,telka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1970,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1967","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1967"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1967\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1967"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}