{"id":1934,"date":"2016-06-24T14:57:30","date_gmt":"2016-06-24T11:57:30","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1934"},"modified":"2016-06-24T14:57:30","modified_gmt":"2016-06-24T11:57:30","slug":"tiradii-ugu-badneen-eetahribayaal-ayaa-lagu-bad-baadiyay-xeebaha-dalka-talyaaniga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1934","title":{"rendered":"Tiradii ugu badneen eeTahribayaal ayaa  lagu bad-baadiyay Xeebaha dalka Talyaaniga"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tahriibayaal.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1935\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tahriibayaal-300x151.jpg\" alt=\"tahriibayaal\" width=\"300\" height=\"151\" \/><\/a>Ciidamada illaalada xeebaha dalka Taliyaaniga ayaa sheegay in ay badwaynta Mediterranean-ta ay ka soo badbaadiyeen 4500 oo muhajiriin ah khamiistii oo kali ah.<\/p>\n<p>Waxay sheegeeen in ay sare u kacday tirada muhaajiriinta ka imaanaya waqooyiga Afrika iyadoo haatan baddu ay daggantahay.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa horraantii bishan waxay sheegtay in 10 kun oo qof ay dhinteen iyagoo isku dayaya in ay ka tallaabaan badweynta Mediterranean-ta si ay u gaaraan Yurub labadii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>tiradaan ayaa noqoneysa tiradii ugu badneed muhaajiriin ah oo maalin qura laga badbaadiyo xeebaha dalka talyaaniga , bil \u00a0ka hor ayeey ahayd marki ciidamada talyanigu ay badbaabiyeen 3000 \u00a0kun qofood isbuuc gudahiisa ,,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>X\/G BBC<\/p>\n<p>WQ Kamal Hassan\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada illaalada xeebaha dalka Taliyaaniga ayaa sheegay in ay badwaynta Mediterranean-ta ay ka soo badbaadiyeen 4500 oo muhajiriin ah khamiistii oo kali ah. Waxay sheegeeen in ay sare u kacday tirada muhaajiriinta ka imaanaya waqooyiga Afrika iyadoo haatan baddu ay daggantahay. Qaramada Midoobay ayaa horraantii bishan waxay sheegtay in 10 kun oo qof ay dhinteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1935,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1934","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1934","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1934"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1934\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1934"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1934"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1934"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1934"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}