{"id":1930,"date":"2016-06-24T14:49:04","date_gmt":"2016-06-24T11:49:04","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1930"},"modified":"2016-06-24T14:49:04","modified_gmt":"2016-06-24T11:49:04","slug":"raisal-wasaaraha-britian-ayaan-ku-dhawaaqay-iscasilaad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1930","title":{"rendered":"Raisal Wasaaraha Britian ayaan ku dhawaaqay iscasilaad :"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/download-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1923\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/download-1-300x168.jpg\" alt=\"download\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a>Ra\u2019iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii inta badan dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub.<\/p>\n<p>\u00a0Cameron ayaa go&#8217;aanka is casilaaddiisa waxa uu ka jeediyay aqalkiisa Downing Street hortiisa kadib markii lagu dhawaaqay natiijada aftidii shalay ka dhacday waddanka ingiriiska .<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in uu isku dayi doono in markabku aanu liicin &#8211; laakiin toddobaadyada iyo bilaha soo socda in loo baahan yahay hoggaan cusub.<\/p>\n<p>Mr Cameron ayaa si weyn ugu ololeeyay in Britain ay ka sii mid ahaato Midowga Yurub, waxaana uu sheegay in uu ixtiraamayo go&#8217;aanka shacabka dalkiisa ee ay ku muujiyeen natiijada aftida. cameroon \u00a0oo hadalkiisa wata ayaa yiri \u00a0xiligaan kadib wadanka wuxuu u abahan yahay dad hore usii wada , aniga wan jeclahay wadankan \u00a0waana ka shaqyan doonaan horumarkiisa ,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>WQ kamal Hassan\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii inta badan dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub. \u00a0Cameron ayaa go&#8217;aanka is casilaaddiisa waxa uu ka jeediyay aqalkiisa Downing Street hortiisa kadib markii lagu dhawaaqay natiijada aftidii shalay ka dhacday waddanka ingiriiska . Wuxuu sheegay in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1932,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1930","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1930"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1930\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1930"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}