{"id":1887,"date":"2016-06-18T18:00:45","date_gmt":"2016-06-18T15:00:45","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1887"},"modified":"2016-06-18T18:00:45","modified_gmt":"2016-06-18T15:00:45","slug":"muqdisho-howlgallo-lagu-soo-qab-qabtay-tiro-ka-mid-ah-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1887","title":{"rendered":"Muqdisho: Howlgallo lagu soo qab qabtay tiro ka mid ah Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>MUQ<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/howlgal-afgoye.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-1888 alignleft\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/howlgal-afgoye-300x225.jpg\" alt=\"howlgal-afgoye\" width=\"315\" height=\"236\" \/><\/a>\u00a0DISHO<\/em>\u00a0:\u00a0<\/strong>Howlgalkan oo si wadajir ah u fulinayeen ciidamada Hay\u2019adda Nabadsugidda, Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed iyo Booliska AMISOM ayay ciidamadu ka sameeyeen Xaafada Suuqa Xoolaha qeybta ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxayna ciidamadu guri guri u baarayeen guryaha ku yaala Xaafadaasi.<\/p>\n<p>Bartilmamaeedka howlgalka ayaa ahaa in ciidamadu gacanta ku soo dhigaan Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay xaafadda Suuqa Xoolaha.<\/p>\n<p>Intii uu howlgalka socday ayaa ciidamadu waxa ay soo qab qabteen ilaa 100-qof oo looga shakisanaa inay ka tirsan yihiin Maleeshiyaadka Argagaxisada ah ee Al-Shabaab inkastoo markii baaritaan lagu smaeeyay dadkaasi intooda badan lasii daayay, marka laga reebo 5-qof oo ciidanka ay aqoonsadeen inay ka tirsan yihiin Argagaxisada Al-Shbaab.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa kusimaha Taliyaha Hay\u2019adda sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Sareeya Gaas Cabdullaahi Gaafow Maxamuud oo ay wehlinayeen Taliyaha Nabadsugidda qeybta guud ee Gobolka Banaadir iyo saraakiil kale oo katirsan Hay\u2019adda Nabadsugidda.<\/p>\n<p>Ha<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/howl_gal_kumanaan_31-610x250.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-1889 alignleft\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/howl_gal_kumanaan_31-610x250-300x123.jpg\" alt=\"howl_gal_kumanaan_31-610x250\" width=\"366\" height=\"150\" \/><\/a>y\u2019adaha Amniga Dowladda Somaaliya oo kaashanaya Booliska AMISOM ayaa kordhiyay howlagalada dhinaca ammaanka ee ay ka sameynayaan Muqdisho, si ay uga hortagaan weerarada iyo dilalka looga bartay maleeshiyaadka Argagaxisada ah Al-Shabaab inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed inta lagu duda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhowaan ayay ahayd \u00a0Wareegta uu soo saaray Madaxwaynaha\u00a0jamhuuriyada faderaalka soomaaliya Mudane Xasan sheekh Mahmuud\u00a0xilka looga qaaday Taliyahii hore ee \u00a0 Hay\u2019adda sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya mudane Abdirahmaan Tuuryare \u00a0iyadoo si ku Meel gaara loogu dhiibay S\/Gaas General Gaafoow<\/p>\n<p>WQ kamal Hassan\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 MUQ\u00a0DISHO\u00a0:\u00a0Howlgalkan oo si wadajir ah u fulinayeen ciidamada Hay\u2019adda Nabadsugidda, Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed iyo Booliska AMISOM ayay ciidamadu ka sameeyeen Xaafada Suuqa Xoolaha qeybta ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxayna ciidamadu guri guri u baarayeen guryaha ku yaala Xaafadaasi. Bartilmamaeedka howlgalka ayaa ahaa in ciidamadu gacanta ku soo dhigaan Maleeshiyaad ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1888,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1887","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1887"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1887\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1887"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}