{"id":1790,"date":"2016-06-15T17:48:02","date_gmt":"2016-06-15T14:48:02","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1790"},"modified":"2016-06-15T17:48:02","modified_gmt":"2016-06-15T14:48:02","slug":"haweeneey-34-jira-oo-u-dhalatay-dalka-masar-ayuu-gaari-ku-jiray-wadada-king-abdul-azisi-sharja","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1790","title":{"rendered":"Madaxweyne Abdiweli Gaas  ayaa Xilal ka qaaday Saraakiisha Hay,ada PIA puntland ."},"content":{"rendered":"<div class=\"articlepage_summary\">\n<p><strong><em>GA<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/large.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-1808 alignleft\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/large-300x165.jpeg\" alt=\"large\" width=\"300\" height=\"165\" \/><\/a>ROWE<\/em> ,<\/strong>Madaxweynaha \u00a0Maamulka Puntland ayaa maanta xafiiskiisa kasoo saarey wareegto taasoo \u00a0 xilalka lagaga qaaday Taliyaha\u00a0ciidamada PIA ( Puntland Intelegence agency) \u00a0Sharmake Shiikh Doon iyo ku xigeenkiisa\u00a0Abshir Aadan.<\/p>\n<p>Xilalka ay baneeyeen saraakiishaan ayaa waxaa \u00a0loo kala magacaabey G\/le Dhexe Maxamud Cabdi Maxamed Taliyaha ciidanka hay&#8217;ada PIA, ku xigeen G\/le Dhexe Saciid Salaad Maxamed halka Taliyaha ilaalada\u00a0xarunta hay&#8217;ada\u00a0PIA ka dagan tahay magaalada Garowe loo magacaabey G\/le Dhexe Cabdulqaadir Jaamac Maxamed.<\/p>\n<p>Xil ka qaadista saraakishaan ayaa timid xilli howlihii hay&#8217;adaan muddo hakad ku jireen kadib markii khilaaf xoogan soo kala agaasimaha PIA iyo hor joogayaasha ciidanka kuwasoo diidey in madaxda hay&#8217;adaan ka amar\u00a0qaataan.<\/p>\n<p>Xogogaal Garowe online la hadalay ayaa sheegey in sababta keentey wada shaqeyn la&#8217;anta\u00a0saraakiisha iyo agaasimaha hay&#8217;adaan\u00a0tahay kadib markii\u00a0Madaxweynaha Puntland wareegto ku wada magacaabey dhamaan howl wadeenada\u00a0PIA.<\/p>\n<p>&#8221; Waa talaabo cusub in wareegto lagu soo magacaabo howl wadeen\u00a0walba oo ka shaqeeya hay&#8217;ada, taasoo keeneysa xitaa\u00a0\u00a0in Taliyaha\u00a0 madaxda ka ah ciidanka ilaaliya\u00a0aqalka hay&#8217;ada Garowe ka dagan tahay Garowe agaasimaha iyo ku xigeenkiisa xilka ka qaadi karin hadii shaqadiisa gudan waayo&#8221;<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"articlepage_summary\">\n<p>Ha&#8217;yada PIA oo ka shaqeysa Sirdoonka Puntland ayaa ciidamada ka howlgala yihiin kuwa kooban halka xubnaha madaxda ka ah,\u00a0agaasimaha iyo ku xigeenkiisa toos u hoos yimaadaan\u00a0xafiiska Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Howlaha hay&#8217;adaan ka hayso amni sugida Puntland ayaa hoos u dhacdey kadib markii ay ragaadiyeen is-qaqabsi u dhexeeya howl-wadeenadeeda kuwasoo ku wada magacaaban wareegto Madaxweyne<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1465929538.9YWvuUBtR810D3xB.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-1809 alignnone\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1465929538.9YWvuUBtR810D3xB-229x300.jpeg\" alt=\"1465929538.9YWvuUBtR810D3xB\" width=\"229\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>WQ Kamal Hassan\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>GAROWE ,Madaxweynaha \u00a0Maamulka Puntland ayaa maanta xafiiskiisa kasoo saarey wareegto taasoo \u00a0 xilalka lagaga qaaday Taliyaha\u00a0ciidamada PIA ( Puntland Intelegence agency) \u00a0Sharmake Shiikh Doon iyo ku xigeenkiisa\u00a0Abshir Aadan. Xilalka ay baneeyeen saraakiishaan ayaa waxaa \u00a0loo kala magacaabey G\/le Dhexe Maxamud Cabdi Maxamed Taliyaha ciidanka hay&#8217;ada PIA, ku xigeen G\/le Dhexe Saciid Salaad Maxamed halka Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1811,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7,10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1790","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-news-in-english","8":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1790"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1790\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1790"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}