{"id":1768,"date":"2016-06-05T17:55:07","date_gmt":"2016-06-05T14:55:07","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1768"},"modified":"2016-06-05T17:55:07","modified_gmt":"2016-06-05T14:55:07","slug":"masiirka-hayadda-saaxafada-qaranka-somaliyed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1768","title":{"rendered":"Masiirka  Hayadda Saaxafada  Qaranka Somaliyed"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<span data-offset-key=\"atnma-0-0\">NUSOJ maamulka cusub Hayada saxfiyinta qaranka soamliyeed Mr. Mohamed Ibrahim Maclimuu ayaa waxaa uu wada hoowlo u ku mideeynaya saxafad somaliyeed qeeybahdeeda kala duwan. waana nin leh qibrad saxfadeed oo aad iyo aad u dheer<br \/>\nlakiin arinka qilafka kenikara waxanka mid ah in uu macalimuu dad qaas xigsado ama uu xagliy<br \/>\nwaxaa ay saxafiyiin badan doorashadii dhacady ay ku dhalilayan in ay jirtay wax xogaa cadaadis iyo isdabamrin ay sameeyen kuwo isku sheegay gudiga saxafad qaranak somaliyeed kuwaa marin habibey qadiyad saxafad soamliyeed<\/p>\n<p>saxafad waxaa ay ka koobantahay 3 qeeybood<br \/>\n1- idaacadaha<br \/>\n2- TV telfishanada<br \/>\n3- websiteyada<br \/>\n4 jorunalada<\/p>\n<p>awooda saxafada waaxaa xoog ku xayuubsaday milkiiliyaal idaacada iyo telfishino taa ah xaqiraad ku sameeysay doorka saxafiga xirfadlaha ah.<br \/>\nkuwan sheegtay maamulka ayaa waxaa ay yahiin milkileyaale, maamuleyaal iyo maalqabeeyn donaya ineey marinhabaabiyaan saxafada somaliyed<\/p>\n<p>xogheya NUSOJ Mr. Macalimuu waxaa u furna labot talaabo mid<br \/>\n1- in uu raaco kuwa saxafad iney kufsadan raboo oo ah milkileyal iyo maamuliyaal. kana leh dano qaaso NUSOJ<br \/>\n2- in uu raaco saxfiga xirfadlaha magacan u dhimanaya, uguna shaqeeyo dadweynaha iyo dalkiisa.<\/p>\n<p>Mr. Macalimuu kuma cusbo saxafad laftirksa wax badn uu ka yaqana saxafad lakiin waxaa uu u bahany waxa waye wadatashi qeeybaha ee quseeyso hoowsha iyo daacadnimo. hadiikle dilaaliinta saxafada waxaay ku hogaminkaraan fashil.<\/p>\n<p>fikir ahaan waan teegersanhay doorsho xalal ah iyo maamulka cusub lakiin waxaan dhaliilsanhy qaabka wax u dhaceeyn iyo waxa ka dambeeynkara<br \/>\n<\/span>\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>NUSOJ maamulka cusub Hayada saxfiyinta qaranka soamliyeed Mr. Mohamed Ibrahim Maclimuu ayaa waxaa uu wada hoowlo u ku mideeynaya saxafad somaliyeed qeeybahdeeda kala duwan. waana nin leh qibrad saxfadeed oo aad iyo aad u dheer lakiin arinka qilafka kenikara waxanka mid ah in uu macalimuu dad qaas xigsado ama uu xagliy waxaa ay saxafiyiin badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1769,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1768","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1768","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1768"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1768\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1768"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}