{"id":1754,"date":"2016-06-04T22:13:59","date_gmt":"2016-06-04T19:13:59","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1754"},"modified":"2016-06-04T22:13:59","modified_gmt":"2016-06-04T19:13:59","slug":"madawayne-erdugan-ayaa-tacsi-qiima-badan-u-diray-marxuum-mohamed-ali-kalaay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1754","title":{"rendered":"Madawayne Erdugan ayaa Tacsi qiima badan u diray marxuum Mohamed Ali kalaay ,"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: right;\">Tacsidi ugu Qiimaha Badneed abid loo diro Shaqsi muslim ah ayeey ahayd.<\/p>\n<p style=\"text-align: right;\">\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/received_1018004871614512.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-1755 alignleft\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/received_1018004871614512-300x152.jpeg\" alt=\"received_1018004871614512\" width=\"300\" height=\"152\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Erdugan khudbadiisii ku aadaneed Tacsida Marxuum Mohamed Ali kalaay Wuxu Cinwaan uga dhigay Sidan<\/p>\n<p>&#8221; &#8220;Feeryahankii , deeqsigii, sharaftii ,Go,aan aan adeegaagii , bani&#8217;aadan-nimadaadii Geesiisinamadaadii Marnaba laguma ilaabi doono &#8220;&#8221;<\/p>\n<p>Madaxwayne Erdugan ayaa tacsi u diray Dhamaan umada Musliinta iyo Ehelkii uu ka baxay Marhuum Mohamed Ali kalay oo ahaa Feeryahan dunida caanka ah , sidoo kale waxa u ahaa Geesi Musliinta soomaray , sidoo kale shaqsi wuxuu ahaa u halgama dhiragalinta dadka Musliinta iyo afrikan ka madoow<\/p>\n<p>Madaxweyne Erdugan ayaa ka Hadlay Tariikhda Marxuumka , isagoona sheegay xiligii uu ahaa Ciyaaryahanka kalaay waxaan ka daawan jirnay shaashaaha Madowga ee loo yaqaano Black an wite ka waana u dhafri jirnay kulamadiisa in an daawano qaar kale idaacadaha ayee ka dhageesan jireen Ciyarahiisa jacaylka loo qaban Tageeradiisa, Madaxeyanaha oo Hadalkiisa wata ayaa intaasi raaciyay waa in aan xusnaa dadka magaca ku leh umada islaamka, tageero loo muujiyo waa muhiim Kuwa hada so baxaya ee doonaaya in dunida magac kuyeshaan,<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465065092345.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1756 alignleft\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465065092345-300x300.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465065092345\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sidoo kale Wuxu ka Hadlay Madaxwayne Erdugan Goaankii geesinimada lahaa ee Mohamed Ali kalay uu ka qaatay 1967 dii dagaalkii dowlada maraykanka uu ku Xasuuqay shacabka reer Fiitnaam, Mohamed Ali aya diiday in uu aad dagaalkaasi wuxuuna ku yiri &#8220;&#8221; Maxay tahay sababta aan Dhar askar u xiranaayo oo aan dhoor dalkale u tagaayo, iyadoo waliba la xasuuqaayo dad Masaakiin ka sidoo kale loo adeegsanaayo xaalad ka fog bani&#8217;aadanimada , sidaas ay tahay dowladeeyda iigu yeereeso nin kii Madoobaa&#8221;&#8221; Wuxu ahaa goaan wanagsan oo ay Tageeradiisa dunida dhan soo dhoweyeen Hadalka feeryahanka,<\/p>\n<p>Allah u naxariisto Marxuum Mohamed Ali kalay wuxuu dhashay 1942 waxuuna geriyooday sanadkan 2016ka<\/p>\n<p>Dhamaan dunida islamka ayaa iyagana tacsi u wada diray Feeryahan Mohamed Ali kalaay oo Maanta ku geriyooday dalka Maraykanka ,<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/received_1018004871614512.jpeg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1755\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/received_1018004871614512-300x152.jpeg\" alt=\"received_1018004871614512\" width=\"300\" height=\"152\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>WQ kama \u00a0Hassan\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tacsidi ugu Qiimaha Badneed abid loo diro Shaqsi muslim ah ayeey ahayd. Madaxweyne Erdugan khudbadiisii ku aadaneed Tacsida Marxuum Mohamed Ali kalaay Wuxu Cinwaan uga dhigay Sidan &#8221; &#8220;Feeryahankii , deeqsigii, sharaftii ,Go,aan aan adeegaagii , bani&#8217;aadan-nimadaadii Geesiisinamadaadii Marnaba laguma ilaabi doono &#8220;&#8221; Madaxwayne Erdugan ayaa tacsi u diray Dhamaan umada Musliinta iyo Ehelkii uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1756,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1754","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1754"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1754\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1754"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}