{"id":1674,"date":"2016-05-30T15:57:51","date_gmt":"2016-05-30T12:57:51","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1674"},"modified":"2016-05-30T15:57:51","modified_gmt":"2016-05-30T12:57:51","slug":"daawo-ciidamada-badda-talyaaniga-ayaa-muhaajiriin-ay-kasoo-bad-baadiyeen-badda-waxay-geeyeen-jasiiradda-lampedusa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1674","title":{"rendered":"DAAWO Ciidamada badda Talyaaniga ayaa muhaajiriin ay kasoo bad-baadiyeen badda waxay geeyeen Jasiiradda Lampedusa."},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tCiidam<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/dooni.png\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-1678 alignleft\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/dooni-300x157.png\" alt=\"dooni\" width=\"454\" height=\"237\" \/><\/a>ada badda Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Dooni ay saarnaayeen kudhowaad 600 Muhaajiriin kasoo baqoolay xeebaha dalka Liibiya , muhaajiriintaan ayaa isugu jira wadamada Soomaaliya , Sudan , Eriteria , Ethopia , Jaat . waxayna doontaani kaso qaaday xeebaha liibiya si ay u gaaraan wadama yurub gaar ahaan Talyaaniga ,<\/p>\n<p>Dooninad dhoor cisho dulsabeenaysay xeebaha talyaaniga , nasiib wanaag waxa soo gaaray Ciidamada Badda talyaaniga , durba waxa lo keeney Dooman lagu daabulo dadka kuwaaso lagu geynaayo jasiirada lamaduus ,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Halkan Ka Daawo<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fvoasomali1%2Fvideos%2F1122715007750899%2F&amp;show_text=1&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"438\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Doonidan ayaa ah doonidii 24 naad oo ay badbaadiyaan ciidama Talyaaniga bil gudaheeda sida ay sheegtey UNHCR , tirada dadka soo gaaray Talyanaiga ayaa lagu qiyaasay Bishan in ka badan 5000 kun Muhaajiriin kasoo Cararay wadamada Afrika<\/p>\n<p>WQ kamal\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada badda Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Dooni ay saarnaayeen kudhowaad 600 Muhaajiriin kasoo baqoolay xeebaha dalka Liibiya , muhaajiriintaan ayaa isugu jira wadamada Soomaaliya , Sudan , Eriteria , Ethopia , Jaat . waxayna doontaani kaso qaaday xeebaha liibiya si ay u gaaraan wadama yurub gaar ahaan Talyaaniga , Dooninad dhoor cisho dulsabeenaysay xeebaha talyaaniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1674","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1674","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1674"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1674\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1674"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}