{"id":1613,"date":"2016-05-28T13:11:55","date_gmt":"2016-05-28T10:11:55","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1613"},"modified":"2016-05-28T13:11:55","modified_gmt":"2016-05-28T10:11:55","slug":"ardayda-soomaaliyeed-ayaa-maanta-u-fariistaanaya-imtixaanaadka-mideysan-ee-dugsiyada-sare-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1613","title":{"rendered":"Ardayda Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistaanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/FD1FA6AC-E5F2-4C06-9054-560C24FECFBE_w610_r1_s.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1614\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/FD1FA6AC-E5F2-4C06-9054-560C24FECFBE_w610_r1_s-300x169.jpg\" alt=\"FD1FA6AC-E5F2-4C06-9054-560C24FECFBE_w610_r1_s\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ardayda Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistaanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadeyso wasaarada waxbarashada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ardayda ayaa imtixaanka ku gali doona goobo ay u diyaarisay dowladda, \u00a0iyadoo laga shaqeeyey hanaanka ardaydu ay u galayaan imtixaanada.<\/p>\n<p>Wasaarada waxbarashada masuuliyiin katirsan ayaa la socon doona qaabka loo qaadayo imtixaanada iyo guud ahaan sida ay wax u dhacayaan, si hab sax ah oo nidaamsan ay u ugu galaan ardayda imtixaankooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dolwada soomaaliya gaar ahaan ayaa xil wayn iska saartay sida loo midayn lahaa ardayda soomaaliyeed , wana tilaabo aad u fiican oo ay wasaaradu ku tilaabsatay .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>WQ kamal Hassan\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ardayda Soomaaliyeed ayaa maanta u fariistaanaya imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadeyso wasaarada waxbarashada Soomaaliya. Ardayda ayaa imtixaanka ku gali doona goobo ay u diyaarisay dowladda, \u00a0iyadoo laga shaqeeyey hanaanka ardaydu ay u galayaan imtixaanada. Wasaarada waxbarashada masuuliyiin katirsan ayaa la socon doona qaabka loo qaadayo imtixaanada iyo guud ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1614,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1613","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1613","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1613"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1613\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1613"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}