{"id":1609,"date":"2016-05-27T09:02:13","date_gmt":"2016-05-27T06:02:13","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1609"},"modified":"2016-05-27T09:02:13","modified_gmt":"2016-05-27T06:02:13","slug":"wasaqeeynta-hawada-oo-masiibo-ku-ah-aduunka-oo-dhan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1609","title":{"rendered":"Wasaqeeynta Hawada oo masiibo ku ah aduunka oo dhan"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tCimilada aduunka oo sii kulalaneeysa ayaa waxaa ay sabatay masiibo xoogan oo laga baqayo in ay sameeyn xoogan ku yeelato waqtiyada dhow. mudo dheer aduuka waxaa laga cabanayey diirimadka hawada oo ay sababto wasaqeeynta deegan. waxana loo aneyaa technolgiyada aduunka sii kobaceeyso. dad badan oo deegan ka hadlo waxaa ay sheegaan in sida maanta aduunka u dhaqmaayo ay tahay mid sababi karta masiibo dabiici\u00a0 waxyeelo xoogan dhalinkarto.<\/p>\n<p>hayada qaramada midoobat u qaabilsan deegan iyo beeraha ayaa waxaa ay sanadkaasto saaoosrta qarbixin sandeed ay kaga hadlaan cimlada iyo cuntada aduunka. warbixinada qaar ayaa xinbaarsand macluumaadyo myhiim oo mujinayo diirimaadka cimilada iyo sameeynteeda taa oo lahan karta qatar dabiici. marar badan diginiino la soo saaray ayaa leeska dhego tiray.<\/p>\n<p>wadamada wershadaha leh ayaa ah kuwa sida uguweeyn cimilada aduunka u wasaqeeyo mana donayaan in ay dhimaan wasqada ay ku dayaan wershadahooda cimiliada. dhibaatada ay sababto wasaqeeynta cimilada waxaa ay sameeyn doontaa aduunka oo dhan wadmada horumary oo wershadaha leh iyo kuwa aan horumarin oo aan wershadaha laheeyn.<\/p>\n<p>wadamada wershadahaleh waxaa ay markasta yeeshan shirar looga hadlo diirimaadka cimilada lakiin nasiib daro kama soo baxaan go&#8217;aan waxtarleh oo xoojinkara dhimista wasaqada hawada. waxa markast ay soo saaraan baaq ah in la dhimo kaarboonka iyo wasaqada hawada lagu sii daayo lakiin sida loo dhimilahaa marna qorsheeyaan.<\/p>\n<p>mararka qaar waxaa dhacda in ay qaar kamid ah dalalka horumaray ay sameeyn qorsheyaal hawada lagu dhimaya oo aan waxtar laheeyn. ayakoo ku xawaliya dalalka soo koraya inay dhiman wasqada yar ay hawada ku dayaan.\u00a0 wadamada ma lahan wershado waweeyn oo wasqeeyn karo hawada mana lahan waxsoo saar heer sare oo technologiyada ah.<\/p>\n<p>shirka hada ka dhici rabo Barzil oo ay ku kulmidoonaan\u00a0 qoor kamida dalalka aduunka ugu qanisan waxaa dirada lagu saari doonaan deeganka waxana laga yabaa in aysan kasoo bixin wax ka duwan waxii kasoo bixijiray shirarkii kan ka horeeye. dhika uguweeyn ee maanta heeysta dunida waa cadalad la&#8217;aan\u00a0 iyo u hogaansimad la&#8217;aan shuruucda caalimiga. taa waxaa daliil u ah in wasqeeynta hawada kuwa ka masuulka ah ay yahiin kuwa aduunka hago oo aan doneeynin in ay is cinqaabaan.<\/p>\n<p>warbixintii u dambeeyse ayaa waxaa ay leedahay hawo wasaqeeynta sii kordheysa waxaa saameeyn doontaa cuntada aduunka waxaana amcquul ah in la waayo 70% waxsoosaarka dalaga miraha la cunu sida galeeyda iyo qamadiga.\u00a0 kuwaa oo ah cuntada loogu cunista badanyahay aduunka. waxaana arinka laga baqayaa ineey sababtp masiibo xoogan oo aduunka oo dhan saameeysa mustaqbalka.<\/p>\n<p>Yahye Xasan Xusen\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cimilada aduunka oo sii kulalaneeysa ayaa waxaa ay sabatay masiibo xoogan oo laga baqayo in ay sameeyn xoogan ku yeelato waqtiyada dhow. mudo dheer aduuka waxaa laga cabanayey diirimadka hawada oo ay sababto wasaqeeynta deegan. waxana loo aneyaa technolgiyada aduunka sii kobaceeyso. dad badan oo deegan ka hadlo waxaa ay sheegaan in sida maanta aduunka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1609","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1609"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1609\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1609"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}