{"id":1585,"date":"2016-05-24T16:43:11","date_gmt":"2016-05-24T13:43:11","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1585"},"modified":"2016-05-24T16:43:11","modified_gmt":"2016-05-24T13:43:11","slug":"xoghayaha-qaramada-midboobay-m-keating-ayaa-tageeray-goaankii-madaxwayne-hassan-sheikh-qaatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1585","title":{"rendered":"Xoghayaha Qaramada Midboobay M.Keating ayaa tageeray go,aankii madaxwayne Hassan sheikh qaatay  ,"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tErgayga xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Somalia, Michael Keating ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xeerka uu madaxweynaha Soomaaliya ku ansixiyay hannaanka doorashada Soomaaliya ee 2016.<\/p>\n<p>Keating ayaa tallaabada madaxweynaha ku tilmaamay mid muujinaysa in doorashadu ay ku dhici doonto wakhtigii loogu talagalay.<\/p>\n<p>Keating ayaa qeexay in xeerka madaxweynuhu uu dastuuri yahay, mar haddii hay\u2019addii sharci dajintu ay go\u2019aan arrintaasi ka soo saari waysay.<\/p>\n<p>Michael Keating oo wareysi gaar ah siiyay VOA, ayaa sheegay in shaqada beesha caalamku tahay in doorashadu si nabad ah ku dhacdo, ciddii isku daydana inay carqaladeyso arintaasina ay la macaamili doonaa.\u00a0<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/hassan-and-Un-envoy-keating.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-medium wp-image-1586 alignleft\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/hassan-and-Un-envoy-keating-300x200.jpg\" alt=\"hassan-and-Un-envoy-keating\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dhanka kale baarlamaanka ayaa isagana ku kala qaybsan aritooda ku aadan go.aanka madaxwaynaha uu qaatay ee arimaha doorashooyinka .<\/p>\n<p>waxana sacadaan kadib la guda gali-doonaa ololahii diyaar garowga doorashooyinka \u00a0.\u00a0\u00a0qaabka ay u dhaceyso dooraashada iyo sidii losoo xuli lahaa golayaasha kala duwan ee matali doonaa dowlada soosocda august<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergayga xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Somalia, Michael Keating ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xeerka uu madaxweynaha Soomaaliya ku ansixiyay hannaanka doorashada Soomaaliya ee 2016. Keating ayaa tallaabada madaxweynaha ku tilmaamay mid muujinaysa in doorashadu ay ku dhici doonto wakhtigii loogu talagalay. Keating ayaa qeexay in xeerka madaxweynuhu uu dastuuri yahay, mar haddii hay\u2019addii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1586,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1585","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1585"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1585\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1585"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}