{"id":1565,"date":"2016-05-24T14:10:57","date_gmt":"2016-05-24T11:10:57","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1565"},"modified":"2016-05-24T14:10:57","modified_gmt":"2016-05-24T11:10:57","slug":"raisal-wasaare-omar-abdirashiid-ayaa-mogdisho-kula-kulmay-wariyayaasha-kasoo-jeeda-beeshiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1565","title":{"rendered":"RA,iSAL WASAARE OMAR ABDIRASHIID AYAA MOGDISHO KULA KULMAY  WARiYAYAASHA KASOO JEEDA BEESHiiSA"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tRailsa Wasaare Cumar Abdirahsid ayaa maanta \u00a0Magaalada Mogdidhu kula kulmay wariyayaal kasoo jeeda Gobolada Puntland ,<\/p>\n<p>Kulan kan ayee isugu yimaadeen wariyayaal dhowr ah oo ka kala socoda Gobolada\u00a0Puntland\u00a0balsa hayb ahaan kasoo jeeda beesha raisalwarasaha ,<br \/>\n,<br \/>\nQaar kamida wariyaasha jooga magaalada Mogdisho ayaa arintaani ku tilmaamay in ay tahay Qabyaalad lagu kala soocaato Waiyayaasha soomaaliyeed, madaama raisal wasaarahu Waligiis la kulmin wariyayaasha qaranka soomaaliyed kuwa joogo dalka ama kuwa joogo Magaalada mogdisho ,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Mid kamid ah wariyayaasha ka howlgala mogdisho ayaa iisheegey in Raisal Wasaare Omar waligiis uu la kulmin wariyayaasha Caasimada soomaaliya mogdisho jooga , balsa maanta uu kulan gooniya la qaatay wariyayaasha kasoo jeeda beeshiisa iyadoo ay ka kala yimaadeen gobola kala duwan ,<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13230312_603848499791525_5904070112661994691_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1566\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13230312_603848499791525_5904070112661994691_n-300x168.jpg\" alt=\"13230312_603848499791525_5904070112661994691_n\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a> <a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13244858_603848483124860_5024672652056458531_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1567\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13244858_603848483124860_5024672652056458531_n-300x168.jpg\" alt=\"13244858_603848483124860_5024672652056458531_n\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a><\/p>\n<p>suaasha aanu iswaydiineeno waxa ay tahay sababata keenta in raisalwasraha qaranka uu la kulmo tiro wariyayaal ah oo kasoojeeda beeshiisa , sidoo kale sababta u diiday in uu la kuolmo wariyaasha qaranka maxay tahay ?<\/p>\n<p>waa arin laga xumaado in kastoo aanan ogeen raisalwasaraha kulankaan waxa loogu macneey in uu beel la kulmaayo iyo in uu la kulmaayo wariyayaal soomaaliyeed .<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Railsa Wasaare Cumar Abdirahsid ayaa maanta \u00a0Magaalada Mogdidhu kula kulmay wariyayaal kasoo jeeda Gobolada Puntland , Kulan kan ayee isugu yimaadeen wariyayaal dhowr ah oo ka kala socoda Gobolada\u00a0Puntland\u00a0balsa hayb ahaan kasoo jeeda beesha raisalwarasaha , , Qaar kamida wariyaasha jooga magaalada Mogdisho ayaa arintaani ku tilmaamay in ay tahay Qabyaalad lagu kala soocaato Waiyayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1565","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1565"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1565\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1565"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}