{"id":1495,"date":"2016-05-24T11:55:58","date_gmt":"2016-05-24T08:55:58","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1495"},"modified":"2016-05-24T11:55:58","modified_gmt":"2016-05-24T08:55:58","slug":"madaxeyne-xasan-sheekh-ayaa-istanbuul-kula-kulmay-dhalinyarada-ciidadamada-xooga-qaranka-ee-tababarka-ujooga-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1495","title":{"rendered":"MADAXEYNE XASAN SHEEKH  AYAA ISTANBUUL KULA KULMAY DHALINYARADA CIIDADAMADA XOOGA QARANKA EE TABABARKA UJOOGA TURKIGA"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tMadaxweynaha jamhuriyada soomaaliya Mudane Xasan Sheek Mahmuud ayaa la kulmay Ciidamada Qaranka soomaaliyeed ee dhawaan ka qalin jabin doona Xerayaha tababarka Turkiga kuwoooda ugu sareeya ,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>dhalinyada ayaa madaxweynaha u muujiyay dareen wadaniyad ku dheehantahay , isagoona Dhiiragalin buuxdo u jeedinaya ayuu ku yiri , waxaan ku faraxsanayahay wajiyadiina in aan arko , marka tababarkiinu dhamaadana waxa idin balanqaadayaa in aad noqon doontaa kuwa dalkaan hogaamin doono haduu eeb<span class=\"text_exposed_show\">a yiraahdo , <\/span><span class=\"text_exposed_show\">qof walba oo ciidanimo bartaana waa ku wajib in dalkiisa uu dib ugu soo laabto\u00a0si uu wax utaro dalkiisa madaama amniga aan uga baahanahay xoog badan , <\/span><\/p>\n<p><span class=\"text_exposed_show\">waxana rajaynaya in aad aqoontiina bari doontaan kuwa badan oo dalka joogo una bahaan in ay heleen darajada aad leedahiin mid lamid ah , noqda kuwa aqoontooda dalkooda uga faaideeya ..<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>madaxweyene Xasan sheik waa madaxweynaha kaliya ee dhiiragalin u sameeya dhalinyarada soomaaliyeed , waxii ka dambeeye burburka madaxdu waa ay iska indha tiri jirtey la kulanka dhalinayara qaybahooda kala duwan , waxana uga mahadcelinayaa madaxweynaha dhiiragalinta buuxdo uu nala garab taagan yahay . hada ayaanu ogaanahay in rajadu fiican tahay mar hadii dhalinyarada uu xog ka qaadanayo madaxweynahooda ,,<\/p>\n<p>kulankan ayaa kusoo adaya xili madaxweynaha uu safar u shaqa u joogo dalkan turkiga , isagoona ka qayb galaya , shirka arimaha baniaadanimada \u00a0aduunka ee ka furmay magalada istanbuul malinimadii shalay .<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13240574_10209400866795627_6382125602615776501_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1504\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13240574_10209400866795627_6382125602615776501_n-300x225.jpg\" alt=\"13240574_10209400866795627_6382125602615776501_n\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13255947_10209400865195587_4411336713375693487_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1496\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13255947_10209400865195587_4411336713375693487_n-300x225.jpg\" alt=\"13255947_10209400865195587_4411336713375693487_n\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13245476_1307187615981643_82670723359850544_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1506\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13245476_1307187615981643_82670723359850544_n-300x225.jpg\" alt=\"13245476_1307187615981643_82670723359850544_n\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13254154_10209400864835578_705809194203446404_n-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1507\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13254154_10209400864835578_705809194203446404_n-1-300x225.jpg\" alt=\"13254154_10209400864835578_705809194203446404_n\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13240574_10209400866795627_6382125602615776501_n-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1509\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/13240574_10209400866795627_6382125602615776501_n-1-300x225.jpg\" alt=\"13240574_10209400866795627_6382125602615776501_n\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<p>istanbul-Turkiya<\/p>\n<p><strong>WQ<\/strong> Kamal Hassan\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha jamhuriyada soomaaliya Mudane Xasan Sheek Mahmuud ayaa la kulmay Ciidamada Qaranka soomaaliyeed ee dhawaan ka qalin jabin doona Xerayaha tababarka Turkiga kuwoooda ugu sareeya , &nbsp; dhalinyada ayaa madaxweynaha u muujiyay dareen wadaniyad ku dheehantahay , isagoona Dhiiragalin buuxdo u jeedinaya ayuu ku yiri , waxaan ku faraxsanayahay wajiyadiina in aan arko , marka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1495","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1495"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1495\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1495"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}