{"id":1162,"date":"2016-02-21T23:38:06","date_gmt":"2016-02-21T20:38:06","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1162"},"modified":"2016-02-21T23:38:06","modified_gmt":"2016-02-21T20:38:06","slug":"1162","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1162","title":{"rendered":"Xuska Maalinta Afka hooyo Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/afsomali.jpg\" rel=\"attachment wp-att-1163\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1163\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/afsomali-300x200.jpg\" alt=\"afsomali\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac \u201cIlka Jiir\u201d, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Waxbarashada XF Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa ugu Hambalyeeyey guud ahaan shacabka Soomaaliyeed maalinta qiimaha badan ee Afka Hooyo, isagoo xusay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo la kaashaneysa hay\u2019adaha kala duwan ee dalka ay diyaar u yihiin xoojinta Af Soomaaliga, iyadoo si gaar ah loo tixgelinayo muhimadda afka hooyo u leeyahay waddanka iyo sida u wax uga tari karo horumarka iyo adkeynta midnimada.<\/p>\n<p>\u201cAfka Soomaaligu wuxuu xambaarsan yahay taariikh, dhaqan iyo hidde ay ummadu ku faani karto, ama horumar ku hiigsan karto. Markaad eegto dalalka dunida ee horey u marey, midkoodna heer kuma gaarin luqad shisheeye, waa inaan ku faanaa afkeena, xiriirkeenuna uu noqdaa Af Soomaali\u201dayuu yiri Ku-simaha R\/Wasaaraha.<\/p>\n<p>Maanta oo ah Bisha February 21, 2016, ayaa guud ahaan dalka Soomaaliya laga xusay maalinta Afka hooyo, waxana munaasabadda maanta hal-ku dhig u ahayd (U HIILI AFKA HOOYO), iyadoo luuqadda Afka Soomaaliga waqtigii la qorey ay ahayd 1972.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac \u201cIlka Jiir\u201d, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Waxbarashada XF Soomaaliya. Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1162","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1162","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1162"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1162\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1162"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}