{"id":1095,"date":"2016-02-13T18:26:49","date_gmt":"2016-02-13T15:26:49","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=1095"},"modified":"2016-02-13T18:26:49","modified_gmt":"2016-02-13T15:26:49","slug":"maqaal-ka-hadlaya-dhaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=1095","title":{"rendered":"Maqaal ka hadlaya dhaqaalaha"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/kun-shilin.jpg\" rel=\"attachment wp-att-1096\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1096\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/kun-shilin-300x145.jpg\" alt=\"kun shilin\" width=\"300\" height=\"145\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qormo Ku Saabsan Dhaqaalaha Dunida Iyo Qeybaha U Kala Baxo \u201cWarbixin\u201d<\/p>\n<p>Dunida maanta la joogo Dhaqaalahu (Economic) wuxuu kanoqday wax<br \/>\ndhamaan bulshada ku nool Aduunka in ay noqdaan dhaqaalyahano (Economic<br \/>\nminded). Gaar ahaan dadka ku nool dunida sedexaad waxey ogadeen in<br \/>\nBarashada dhaqaluhu(Economics) uu u sahlo xalinta dhibatadooda<br \/>\ndhaqaale iyo tooda bulshadeedba.<\/p>\n<p>Sidaa darteed maadada Dhaqaaluhu maanta waxey noqotey mid aan lasoo<br \/>\nkoobi Karin faa\u2019idooyinkeeda,\u00a0Hadaba waxaa muhiim ah in aan halkaan ku<br \/>\nxusno Madadaasi, inagoo sheegi doona , Asal ahaan erayga economic<br \/>\nmeesha uu ka yimid, sidii uu ubaxey,Herarka uu soo marey, Qeybaha uu<br \/>\nukala baxo ama loo qeybiyo inaga oo adeegsaneyna habka ugu hufsan.<\/p>\n<p>Ecomomic waa maado labarto madadaaso dad badani ku tilmamaan(King<br \/>\nSubject-madadii boqortooyada).<br \/>\nProfessor Naiz Ahmed isagoo tusale ka bixinaya ayuu yiri Madaxweynaha<br \/>\nwadankan(Pakistan) Genenal Barfeez Musharaf ayaa markii uu xukunka<br \/>\nqabanaayey yiri \u201cwaan garanayaa aqoon badan inkastoo aan garaneyn<br \/>\nEconomics waxaana khasab ah in aan barto Dhaqalaha\u201d(isagoo maanta<br \/>\nsifiican ubartey) taasi waxey ku tusinaysaa in aysan aheen maado<br \/>\nraqiis ah.<\/p>\n<p>Madadaani waa maado wax walba ka turjumaysa una sahleysa Hogaanka<br \/>\nwadanka haya in uu sifiican U hago Wadankaas hadii uu yaqaan<br \/>\nEcomonomics.<\/p>\n<p>Meaning Of Economic<br \/>\n*Erayga Economic waxaa ladhahaa markiisi hore wuxuu ka yimid , dadkii<br \/>\nGreekga oo ay oran jirayn Oikonomes. sida aynuba ognahey dadka Greekgu<br \/>\nwaa dadki laga soo garey waxyaabo badan oo hadii aad baarto aad<br \/>\nogaaneyso.<\/p>\n<p>Hadaba waxaa iswaydiin mudan maxey iyagu u isticmaali jireen?<br \/>\n-waxay u isticmali jireen maamulka guriga (Management of house<br \/>\nAffairs). hada su\u2019aasha taal waxa weeye see buu ku noqdey Economics<br \/>\nmadaama uu ahaa(Oikonomos)?<br \/>\nMarkii ay bilaabmeen kacaankii warshadaha Dowlada Britishku 1770,<br \/>\nwaxaa suurta gashey in ay warshado badan bilaabman, hada waxaa la<br \/>\nogyahey hadi ay wax soo kordhaan in ay wax layimadaan. Kacaankaas ayaa<br \/>\nwaxaa bilaabmay dhibato xaga dhaqalaha ah(economic Problem).<br \/>\nDhibatadaas oo saameysay shaqo<br \/>\nla\u2019an(Un-empleyment),Gadiidka(<wbr \/>transport) etc.<\/p>\n<p>Kadib waxey noqotey in loo baahdo sidii loo darsi lahaa<br \/>\ndhibatooyinkaas. Si marka loo darso dhibatooyinkaas soo foodsarey<br \/>\nDalka Engiriiska ayey noqotey in lagu xaliyo Magaca(Economic). Sidaas<br \/>\nbuuna ku noqdey Economic.<\/p>\n<p>Waxaana magaca Economic bixiyey oo awal loo aqoon jiray Oikonomos ku<br \/>\nturjumay luqada uu hada yahey(Economics) Adan-Smith . Waxaana Adan<br \/>\nsmith noqdey abihii dhaqaalaha(father of Economic).<\/p>\n<p>1776 ayuu book qorey Adan-Smith wuxuuna ubixiyey \u201d Wealth Nation\u201d.<br \/>\nWuxuna ku qeexay \u201cEconomic is a science of Wealth\u201d.<br \/>\nHadaba hadii aynu usii guda galno Qeexitaankaas. Waxey natusinaysaa<br \/>\nerayga \u201cWealth\u201d oo ah Hanti kana koobma aferqeybood oo kala ah:<\/p>\n<p>1.Wax soo saar(Production)<br \/>\n2.Iswaydaarsi(Exchange)<br \/>\n3.Qaybin(Distribution)<br \/>\n4.Isticmaal(Consumption)<br \/>\nHantidu( Wealth) maxey Tahey?<br \/>\nHantidu(Wealth) waa badeecada(Goods) iyo Adeega(service ka).marka<br \/>\nqexidaasi waxey u dhaceysaa Dhaqaaluhu in uu yahey Badeecad iyo Adeeg<br \/>\ngediskoodu(transaction) koodu yahey Lacag.<\/p>\n<p>**Hada waxeynu ogaaney meesha uu ka yimid,sida uu ubaxey iyo qofkii<br \/>\nbixiyey magaca (Economics). Hadaba heerarka uu soo marey iyo inta uu<br \/>\nukala baxo inaga oo soo kobeyna maxaa yelay halkaan kuma soo koobi<br \/>\nkarno Madadaan.**<br \/>\nKa dib markii horomirin lagu sameeyey lana Balaariyey wuxu<br \/>\nnoqdey(Political Economy). Eraygaas oo manta kahadla ama loo<br \/>\nisticmaalo waxyaabo badan oo ah Dhaqalaha Wadan u leeyahey.<br \/>\nHadaba intee qeyboob baa loo qeybiya ?<br \/>\nwaxaa jira laba qeybood oo kala ah:<\/p>\n<p>1.Theoritical Economics<br \/>\n2.Applied Economics.<br \/>\nHadii aynu ku horeeno Qeybta kowaad<br \/>\n1.Theoritical Economic:<br \/>\nGuud ahaan dhaqalu waa Sceince kaas oo darsa waxqabadka dhaqaalaha<br \/>\ndadka oo ku wajahan nolasha Bulsada.<br \/>\nHadaba qeybtaan waxey nasiisa Tools aynu u isticmaalno in aan ku<br \/>\nlafagurno Dhibatada dhaqalaha soofood saarta Dadka.<br \/>\nWaxeyna u qeyb santaa labo qeybood oo kala ah:<br \/>\n1.Micno-Economic<br \/>\n2.Macro-Ecnomic<br \/>\nMicro-Economic<br \/>\nMicro waxeynu ogsoonahey in ay tahey waxyar, sidaa darted<br \/>\nMicro-Economic waxaa loo isticmalaa in lagu wajaho waxyaabaha yar yar<br \/>\nee dhaqaaluhu leeyahey sida dalabka ay leedahey badeecadi(Demand<br \/>\nproduct) sidoo kaleeto markii shey ama badeecad laqimeynayo waxeyna<br \/>\nuqeybsantaa aftar waxyaalood ay hantidu(Wealh) leedahey sida:<\/p>\n<p>1.Wax soo saar(Production)<br \/>\n2.Iswaydaarsi(Exchange)<br \/>\n3.Qaybin(Distribution)<br \/>\n4.Isticmaal(Consumption)<br \/>\nMacro-Economic<br \/>\nMacro waxey ka timid arey Greek ah oo la oran jiray \u201cMakros\u201d kaas oo<br \/>\nmacnihiisu yahey baaxad ama weynaan \u201cLarge\u201d. Sidaa darted<br \/>\nMacro-Economics waxaan kubaranaa Qeybaha waa weyn ee dhaqaalaha.<br \/>\nTaasoo natusunaysaa tusala\u2019ahaan (Example)in taan gaar ahaan<br \/>\nArdey(Student) ka hadli laheen in aan kahadalno Dhamaan waxa dhigta<br \/>\nFasal.<br \/>\nhadaba qeybtaan waxaa hormariyey J.M Keynes.<br \/>\nWaxeynu ku baranaa qeybtaan wax yaabo badan oo dowlada laxirrira sida:<\/p>\n<p>1 dakhliga ay dowladi leydahey ama(National Income),<br \/>\n2.Ganacsiga Kharajka ama Dibada(Forieng Trade),<br \/>\n3.Qimaha sarifka lacagaha(Exchange rate determination),<br \/>\n4.Dhaqaalaha guud ee bulshada (Public Finance)<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.google.com\/url?q=http%3A%2F%2F5.in&amp;sa=D&amp;sntz=1&amp;usg=AFQjCNFEc3UHWzmddOQmYiqXcPV4gPyVkw\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">5.in<\/a> loo dhuun daloola wax yalaha keena shaqo la\u2019anta(Un-employment).<br \/>\n6.Koritaanka iyo hormarka(Growth and Development).<\/p>\n<p>2.Applied Economic<br \/>\nQeybtaan waxaan ku barana in aan ku wajahno wixii aan kusoo baraney<br \/>\nqeybti hore oo aheed Aragti ama figrad maskaxeed oo la<br \/>\nabuuray(Theoritical Economic).<br \/>\nInagoo kusameynayna xalada xaqiiqda dhaqaalaha uu wadan leeyahey.<br \/>\ninagoo shaqadii qabeynaya ayaan ku wajaheyna(Appley). Tusaale ahaan<br \/>\n,adigoo raba in aad ogaato shaqa lahaanta wadanka ka jirta ama aad<br \/>\nogaato koritaanka iyo hormarka Somalia ayaad wajaheysaa<br \/>\nQebtaan(Applied Economic).<\/p>\n<p>W\/Q: Abdirizak Jikaart<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/mail.google.com\/mail\/u\/0\/h\/1i6gp92d7bi2x\/?&amp;cs=wh&amp;v=b&amp;to=mr.abdirizak92@gmail.com\">mr.abdirizak92@gmail.com<\/a><\/p>\n<p>waa firkrada iyo hal abuurka qoraagga kor ku xusan\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qormo Ku Saabsan Dhaqaalaha Dunida Iyo Qeybaha U Kala Baxo \u201cWarbixin\u201d Dunida maanta la joogo Dhaqaalahu (Economic) wuxuu kanoqday wax dhamaan bulshada ku nool Aduunka in ay noqdaan dhaqaalyahano (Economic minded). Gaar ahaan dadka ku nool dunida sedexaad waxey ogadeen in Barashada dhaqaluhu(Economics) uu u sahlo xalinta dhibatadooda dhaqaale iyo tooda bulshadeedba. Sidaa darteed maadada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-1095","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1095"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1095\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1095"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=1095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}