Wasiirada cusub ee Xukumada Mamulka Galmudug

Madaxweynaha maamul goboledka Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa soo magacaby wasirada xukmada uu madaxweynaha u yahay. 23 wasiir oo u badan wajiyo cusub ayaa ka muqdo. Waxana ka mid labo xildhiban…

Maxaa ay ku heshiiyeen siyaasiyiinta beesha Ogdeeyn

kadib qillaaf xoogan oo mudo dheyaale siyaasiyiinta beesha Absame gaar aha beelweenta Ogaadeeyn kaa oo ka soo bilaawday doorashada madaxweyne maamulka jubland ee horanta sanadka 2019. taas oo ay kasoo…

dhalashada bisha Ramadaan Kariim iyo bandoowga

Wasaarada Diinta iyo Oowqaafta somaliyed oo shaacisay curashada bisha ramadan sanadka 1441 jiryada. taas oo si toos u shaaciye masuul ka tirsan wasaarada diinta iyo oowqaaftaramadaankan ayaa curtay xili bulshada…

Cudurka covid19 oo Qatar weyn galiye boqortoyada sacudiga

Wararka qaar ayaa sheegeya Wara sugayn ayaa sheegey in boqor salman oo 84 jir uu fsax u aday goobk ku taal duleedka maagalda jidah . halka wiilka u dhalaya boqorka…

xaalado cusub coronavirus ayaa lagu arkay dalka

dalka somaliyed waxaa soo shaacabaxayo xaalada covid 19. waxaana malmahan dalka lagelaye xaalad deg deg ah. kadib marki ay so ifbaxeyn kisas tuhun gelinkaro in cudurka magalada u ku fafay.…

xaalada cudurka covid 19 ee dalka oo laga deeyrinayo

waxaa si weeyn loga cabsi qaba in xaalada cudurka covid 19 ee dalak ay qatar gasho. ilahada waxa ala xaqiijiye 8 bukan iyo kuwo kabadan oo baritanku socido magaaloyinka adunka…

Xaalada Saraakiisha Naafada Xooga Dalka ee 77 oo laga deeyrinayo

inaka badan boqol sarkaal iyo qooysaskooda oo ku nool isbitaalka weeyn ee martini oo kuyaalo bartamaha magalada muqdishu ayaa si weeyn looga deeyrinaya. saraakiishan ayaa dad waayeel oo intooda badan…

Wasiirka Ganacsiga oo ganacsatada kala hadlay inaan sare loo qaadin maciishadda COVID-19 awgiis

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa kulan is-xog-waraysi ah oo ku saabsan saameynta dhaqaale ee cudurka COVID-19 uu ku keeni karo maciishadda dalka…

Guddoomiye Madaale oo gaari loogu tala galay dadka qaba baahiyaha gaarka ah ku wareejiyay dhibane Maxamed

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim dheere) ayaa maanta hoygiisa ku booqday dhibane Maxamed Xaashi Maxamuud oo uu ku wareejiyay gaari loogu tala…

Mareykanka oo Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaartay arrimaha deyn cafinta

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu jirto in laga cafiyo deymaha , xilli ay taagan tahay…